Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga gurmadka abaaraha oo lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Guddiga gurmadka abaaraha oo lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Guddiga abaaraha ee dalka iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ku jiraan odoyaal dhaqameed, waxgarad iyo ururrada bulshada rayidka ayaa maanta deeqda hal milyan oo ay dhiibtay dowladda Federaalka ee Soomaaliya gaarsiiyay guddiga aabaraha ee Soomaaliland.

Wafdiga ayaa markii ay gaareen magaalada Hargeysa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Soomaaliland iyo guddiga abaaraha ee maamulkasi.

Related posts

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026

Guddoomiyaha Guddiga abaaraha ee dalka  Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo goobta hadal kooban ka jeediyay ayaa sheegay in socdaalkoodu uu la xiriirto sidii ay u gaarsiin lahaayeen kaalmo dhaqaale.

“Waa waajib Islaami ah, waa waajib waddani ah, waxaan nahay dad Walaalo ah, waana ku faraxsanahay inaan maanta idin soo gaarno oo aan idin guddoonsiino hal milyan oo doolar” ayuu yiri Sheekh Nuur Baaruud Gurxan.

Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ah odoyaasha dhaqanka ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed aysan marna iloobi doonin gurmadkii maamulka Soomaaliland ay kaga qeyb qaateen abaarihii ka jirtay Koonfurta Soomaaliya, haatana ay diyaar u yihiin in dhankooda ay gurmad ka geysanayaan dadka ay abaaruhu saameeyen.

Previous Post

Doorashada Hogaanka NUSOJ oo la shaaciyay “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha gobolka banaadir oo kormeeray waddooyin dib u dhis lagu sameynayo “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha gobolka banaadir oo kormeeray waddooyin dib u dhis lagu sameynayo “SAWIRRO”

Guddoomiyaha gobolka banaadir oo kormeeray waddooyin dib u dhis lagu sameynayo "SAWIRRO"

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In