Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha gobolka banaadir oo kormeeray waddooyin dib u dhis lagu sameynayo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha gobolka banaadir oo kormeeray waddooyin dib u dhis lagu sameynayo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xusen Jimcaale Madaale ayaa maanta kormeeray Waddada isku xirta Isgoysyada Danwadaagta iyo Soobe sidoo kale wuxuu guddoomiyaha booqday waddada isku xirta isgosyada Sayidka iyo Howlwadaag ee magaalada Muqdisho,

Duqa magaalada Muqdisho ayaa indha indheeyay sida ay haatan u socdaan dib u hagaajinta waddooyinka magaalada, isagoo ku bogaadiyay howl wadeenada dhismaha iyo shirkadda Kulmiye, inay sii xoojiyaan horumarka caasimadda si loo hagaajiyo isku socodka gaadidka iyo dadweynaha.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Afhayeenka maamulka Gobalka Banaadir Cabdifitaax Cumar Xalane oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in bulshada caasimadda ay yihiin kuwa isku tashaday, una diyaarsan inay ka qeyb qaataan dhismaha danta guud.

Magaalada Muqdisho ayaa haatan laga dareemaya isbadal dhanka waddooyinka ah xili Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada uu ugu baaqay shacabka Soomaaliyed iney door ka qaatan dib u dhiska caasimada,

FB_IMG_1459674731992 FB_IMG_1459674737106 FB_IMG_1459674754990 FB_IMG_1459674759355 FB_IMG_1459674762974 FB_IMG_1459674768868 FB_IMG_1459674771790 FB_IMG_1459674777602 FB_IMG_1459674780608 FB_IMG_1459674783630 FB_IMG_1459674786321 FB_IMG_1459674789177 FB_IMG_1459674791950 FB_IMG_1459674796482 FB_IMG_1459674800288

 

 

 

Previous Post

Guddiga gurmadka abaaraha oo lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In