Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Ethiopia oo sheegtay in 140 qofood lagu dilay xadka ay la wadaagto South Sudan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dowladda Ethiopia oo sheegtay in 140 qofood lagu dilay xadka ay la wadaagto South Sudan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Ethiopia  ayaa sheegtay in koox hubeysan ay 140 qof ku dileen dhanka galbeed ee dalkaasi, ugu yaraan 39 caruurana ay afduubteen.

Wasiirka Isgaarsiinta Ethiopia Getachew Reda ayaa sheegay in kooxda wax weerartay ay ka yimaadeen  dalka deriska la ah ee South Sudan.

Related posts

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026

Dadka la weeraray ayaa ka soo jeeda qowmiyadda  Gambela, oo mararbadan weeraro looga soo qaaday dhanka South Sudan.

Dableyda weerarka gaysatay ayaa waxa ay kasoo jeedaan qowmiyadda Murle, dowladda Ethiopiana waxa ay sheegtay  in 60 qof laga dilay.

Wasiirka ayaa BBC-da u sheegay in loo maleynaayo in dableyda aysan wax xirir la lahayn dowladda ama mucaaradka South Sudan, isagoo intaasi ku daray in mileteriga Ethiopia weli ay baacsanayaan maleeshiyada weerarka qaaday.

Qowmiyadda Murle ayaa aalaaba lagu eedeeyaa iney qaadaan weerarro lo’ dhicid ah, iyo qafaalashada caruurta.

Wasiirka Isgaarsiinta Ethiopia Getachew Reda ayaa sheegaya in arrintan ay tahay wax iska caadi ah oo xuduudda labada dal marar badan ka dhacday.

Previous Post

Shirkii looga hadlayay dhaqaalaha caalamka oo lagu soo gebagebeeyay Washinton “Sawirro”

Next Post

28 Qof oo ku dhimatay Dhulgariir ku dhuftay Dalka Ecuador

Next Post
28 Qof oo ku dhimatay Dhulgariir ku dhuftay Dalka Ecuador

28 Qof oo ku dhimatay Dhulgariir ku dhuftay Dalka Ecuador

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In