Tuesday, June 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda hoose oo ku howlan hagaajinta meelaha biyaha fadhistaan-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Dowladda hoose oo ku howlan hagaajinta meelaha biyaha fadhistaan-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudddoomiye ku xigeenka howlaha guud ee maamulka gobalka Banaadir, Cabdicaziis Cilmi Cali iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta kormeer ay ugu kuurgalayeen sida loo hagaajiyay meelaha loogu talagalay in ay biyaha galaan marka uu roobka yimaado.

Mas’uuliyiintan ayaa meelaha ay maanta tageen waxaa kamid degmooyinka Boondheere, Howl-wadaag iyo Wadajir oo dowladda hoose ee Xamar ay diyaarisay si biyaha markii hore fadhiisan jirey waddooyinka waa weyn ee magaalada Muqdisho isla markaana sababi jirey dhibaatooyin ay kamid tahay mid caafimaad iyo tan isugu socodka.

Related posts

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

June 1, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

June 1, 2026

C/casiis Cilmi Cali, oo ah guddoomiye ku xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in dowladda hoose ay ku talagashay in meesha laga saaro dhibaatooyinka ay keeni jireen  biyaha xireya marinada magaalada xilli roobaadka.

Dowladda hoose ee Xamar, ayaa hadda waxaa ay xooga saareysaa sidii loo hagaajin lahaa dhammaan waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo dhowr jid oo muhiim u ah caasimadda ay horey loogu guuleystay in dayactir lagu sameeyo.IMG_8395 IMG_8402 IMG_8403 IMG_8404 IMG_8406 IMG_8407 IMG_8408 IMG_8409 IMG_8410 IMG_8411 IMG_8412 IMG_8414 IMG_8422

Previous Post

Guddiga doorashooyinka Puntland oo la dhaariyay-Sawirro

Next Post

Shir Cadaaladda looga hadlayo oo ka furmey Muqdisho-Sawirro

Next Post
Shir Cadaaladda looga hadlayo oo ka furmey Muqdisho-Sawirro

Shir Cadaaladda looga hadlayo oo ka furmey Muqdisho-Sawirro

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

June 1, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Maalgelinta Cimilada (National Climate Fund – NCF) oo kaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha (MoEWR), isla markaana...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

June 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qayb...

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In