Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga doorashooyinka Puntland oo la dhaariyay-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Guddiga doorashooyinka Puntland oo la dhaariyay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga doorashooyinka dawladdda Puntland oo ka kooban 9-xubnood isla markaana uu dhowaan cod Aqlabiyad leh ay ku meel mariyey Baarlamaanka Puntland ayaa maanta 25-April-2016 waxaa lagu dhaariyey xafiiska Madaxweyne ku-xigeenku uu kuleeyahay qasriga madaxtooyada  Puntland ee magaalada Garoowe.

Munaasabadda dhaarinta guddiga ayaa waxaa goobjoog ka ahaa madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland ahna ku simaha madaxweynaha Eng Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey, guddoomiyha golaha Wakiillada Puntland Axmed Cali Xaashi iyo xubin ka socotey Maxkamadda sare.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Guddoomiyaha golaha wakiillada  Puntland Axmed Cali Xaashi ,oo munaasabadda hadal ka jeediyey ayaa ilaahay uga baryey guddiga In uu u fududeeyo shaqada adag ee loo wakiishay, waxana uu ku boorriyey in ay dedaal dheeraad ah sameeyaan si’ay uga soo dhalaalaan waajibaadka baaxadda leh ee loo igmaday.

Dhinaca kale Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey, ayaa ku tilmaamay xubnaha guddiga in ay ka kooban yihiin dad aqoon yahan ah isla markaana waayo-aragnimo dheeraad ah u leh arrimaha noocaan ah.

IMG_6624 IMG_6628 IMG_6630 IMG_6633 IMG_6640 IMG_6642 IMG_6647 IMG_6661 IMG_6668

Previous Post

Gargaar: Daawo Sawirada gabar yar oo xanuun naxdin badan la il-daran                

Next Post

Dowladda hoose oo ku howlan hagaajinta meelaha biyaha fadhistaan-Sawirro

Next Post
Dowladda hoose oo ku howlan hagaajinta meelaha biyaha fadhistaan-Sawirro

Dowladda hoose oo ku howlan hagaajinta meelaha biyaha fadhistaan-Sawirro

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In