Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tartanki ciyaaraha ardayda dugsiyada Jeneraal Daa’uud oo la soo gebagebeeyay “Sawirro+Video”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Tartanki ciyaaraha ardayda dugsiyada Jeneraal Daa’uud oo la soo gebagebeeyay “Sawirro+Video”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartanki ciyaaraha kubbadda cagta ardayda dugsiga Jeneraal Daa’uud ayaa maanta lagu soo gebagebeeyay garoonka kubbadda cagta ee Banaadir Studium ee Muqdisho.

Tartankanayaa builowday bishii Janaayo ee sanadkan iyadoo ay ka soo qeybgaleen 18 kooxood, oo ka wada tirsan ardayda wax ka barata dugsiyada Jeneraal Daa’uud ee magaalada Muqdisho.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Tartankan oo soo maray heerar kala duwan ayaa waxaa ciyaarti kama dambeysta maanta lagu qabtay garoonka kubbadda cagta ee Konis, iyadoo labadaasi kooxood ay soo bandhigeen ciyaar xiiso badan oo ay aad u jecleysteen mas’uuliyiinti iyo dadweynihi ka qeybgalay daawashada ciyaartaasi oo ku soo idlaatay gool ku laad kadib markii ay kala badin waayeen waqtigii caadiga ahaa.

Maamulaha dugsiyada Jeneraal Daa’uud mudane Ismaaciil Cali Sheekh Nuur oo ka hadlay munaasabadii xiritaanka tartankaasi ayaa sheegay in ujeedada ay tartankan u qabteen ay tahay isdhexgalka iyo isbarashada ardayda ka wada tirsan dugsiyada Jeneraal Daa’uud ee magaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha isboortige degmada Yaaqshiid Cali Xuseen Cali ayaa gebagebadii ciyaartaasi ka hadlay qiimaha ay bulshada u leeyihiin ciyaaraha isagoo ammaanay dadaalka ay muujiyeen maamulka iyo ardayda dugsiyada Jeneraal Daa’uud, isagoo ammaanay hanaanka nidaamsan iyo ciyaar wanaagga ay muujiyeen ardayda.

Cali Xuseen Cali gudoomiyaha isboortiga degmada Yaaqshiid ayaa koobki gudoonsiiyay kooxdi ku guuleysatay koobkaasi, isagoo kula dardaarmay iney halkaasi ka sii wadaan dadaalka balaaran oo ay muujiyeen.

vlcsnap-2016-04-29-19h58m49s60 vlcsnap-2016-04-29-19h59m08s251 vlcsnap-2016-04-29-19h59m19s106 vlcsnap-2016-04-29-19h59m36s11 vlcsnap-2016-04-29-19h59m44s96 vlcsnap-2016-04-29-20h02m15s66 vlcsnap-2016-04-29-20h02m50s171 vlcsnap-2016-04-29-20h03m24s1 vlcsnap-2016-04-29-20h03m35s95 vlcsnap-2016-04-29-20h04m03s126

Previous Post

Wasiirka Amniga oo magacaabay guddi ka soo talo bixiya tayaynta booliska

Next Post

UNHCR oo gaadiid boolis ku wareejisay booliska kenya ee ilaaliya xeryaha qaxootiga

Next Post
Hey’adda UNHCR oo sheegtay in qaxooti Soomaali ah ay dib ugu noqdeen dalkooda

UNHCR oo gaadiid boolis ku wareejisay booliska kenya ee ilaaliya xeryaha qaxootiga

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In