Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa ka qeybgalay R/wasaaraha dalka mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo ka hadlay xaaladda guud ee dalka iyo qorshooyinka dowladda ee ku wajahan horumarinta dalka.
RADIO MUQDISHO:-Ururka Hidda Dhoor ayaa si weyn uga qeybgalay munaasabadda Maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha ee lagu qabtay magaalada Kortrijk ee waddanka...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada barakeysan ee Maka kula kulmay Dhaxal Sugaha...