Wednesday, May 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyarada oo billaabay dhismaha xarumo waxbarasho“SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Dhallinyarada oo billaabay dhismaha xarumo waxbarasho“SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

8Ururka SAAD oo ah urur dhalliyaro ah, una adeega bulshada ayaa maanta booqasho ku tegay Dugsiga hoose iyo dhexe ee Warjiroow oo hoos taga degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaasi oo ay gacanta ku hayaan ururka SAAD.

Mas’uuliyiinta ururka SAAD ayaa kulan la qaatay maamulka Dugsiga iyagoo warbixin la xiriirka xaaladda iskuulka ka dhageystay Cismaan Xasan Jurri oo ah mamulka dugsiga, waxaana uu ka sheekeeyay heerarka waxbarasho ee carruurta iskuulka dhigato iyo baahida ay bulshada deegaanka u qabeen helidda xarun waxbarasho.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026

Raaxo Maxamed Axmed oo ka mid ah dadka deegaanka, isla markaana la hadashay Radio Muqdisho ayaa sheegtay in iminka ay heystaan goob waxbarsho, balse ay u baahanyihiin xarun caafimaad, waxaana ay dowladda ka codsatay in xarumo caafimaad laga hirgeliyo deegaanka Warjirow oo hoostaga degmada Balcad.

Guddoomiyaha Ururka SAAD Xasan Cumar Cismaan oo isna la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in u jeedka socdaalkooda ay la xiriirto sidii ay ugu kuurgeli lahaayeen xaaladda waxbarasho ee ardayda wax ka dhigata iskuulka, isagoo intaa ku daray in qorshahooda uu yahay inay gacan ka geystaan sidii ay gobollada dalka u gaarsiin lahaayeen xarumo waxbarasho.

1 2 3 4 5 6 7 8 9

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha oo amar ku bixiyay in la furo sanduuqa naafada Qaranka

Next Post
Madaxweynaha oo ka qeyb galay munaasabadda 1-da May “SAWIRRO”

Madaxweynaha oo amar ku bixiyay in la furo sanduuqa naafada Qaranka

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

May 26, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime...

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

May 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In