Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Asluubta Soomaaliya oo booqday Xabsiyo ku yaala Talyaaniga

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Asluubta Soomaaliya oo booqday Xabsiyo ku yaala Talyaaniga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed sareeyo gaas, Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo howllo shaqo  u jooga dalka Talyaaniga ayaa booqday xabsiga weyn ee Luciardone  ee Magaalo Madaxda Jasiirada Sicilia ee Palerma, halkaas uu kula kulmay saraakiisha xabisagaasi maamusha, iyagoo kawada hadlay sidii wadashaqeyn iyo iskaashi  ay u yeelan lahaayeen labada dhinac.

Sidoo kale saraakiishaasi  ayaa janaraal Bashiir, waxa uu kala hadlay sidii ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ay uga caawin lahaayeen dhanka tabarada la xiriira ilaalinta maxaabiista iyo habka  loola macaamilo .

Related posts

Madaxweynaha JFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

Madaxweynaha JFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

February 17, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

February 17, 2026

Intii uu ku sugnaa xabsiga Weyn ee  Luciardone  ee Magaalo Madaxda Jasiiradda Sicilia ee Palerma,  sareeyo gaas Bashiir Maxamed Jaamac, taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed  ayaa lagu casuumay in uu dhageysto dacwad Maxkamadu ay ku dhageysaneysay xabsiga dhexdiisa laguna qaadayey mukhalasiin loo heystay in boqolaal dhalinyaro ah oo  Soomaali ku jirto kuwaas oo lagu soo eedeeyay in ay ku daadiyay badda u dhaxeyso Italy iyo Libiya.

Xiggasho: SONNA

Previous Post

Wasiir Maaliyadda oo ka Qayb-galay dood ku saabsan shaqa la’aanta Dalka ka jirta (SAWIRRO)

Next Post

Ciidanka XDS oo deegaanno cusub la wareegay

Next Post
Dagaal ka dhacay Ceel guduud

Ciidanka XDS oo deegaanno cusub la wareegay

Madaxweynaha JFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

Madaxweynaha JFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

February 17, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan Ummadda Islaamka bilashada bisha barakeysan...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

February 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay curashada bisha Barakaysan ee Ramadaan, ayaa ugu...

Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

February 17, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada (Social Protection...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah ku maamuusay xubnaha Golaha Mustaqbalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah ku maamuusay xubnaha Golaha Mustaqbalka

February 17, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan qado ah maanta ku maamuusay xubnaha Madasha Mustaqbalka ee ajiibay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In