Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorka haweenka ee shirka Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo laga hadlay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Doorka haweenka ee shirka Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo laga hadlay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay duubabka Dhaqanka iyo Haweenka Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ay ku yeesheen Jowhar ayay ugu wada hadleen sidii haweenku ay u heli lahaayeen 30% ergada iyo barlamaanka Labada, kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya oo ay goobjoog ka ahaayeen Masโ€™uuliyiin ka socotay

Kulanka intii u socday waxa lagu gorfeeyay dardar galinta shirka Maamul u sameynta iyo habka lagu soo xulayo Ergada u codeynaysa dastuurka ay yeelanayaan dowlad goboleedka loo dhisayo Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe .

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Haweenka ayaa duubabka dhaqanka waxa ay ka dalbadeen inay xaqiijiyaan qoondadooda oo ah 30% inay ku yeeshaan Baarlamaanka ย iyo xubnaha ergada labada gobol.

Duubabka dhaqanka ee labada gobol waxa ay muujiyeen inay diyaar yihiin qoondada Haweenka, loogana baahan yahay dhankooda inay ka shaqeeyaan sidii Dowlad Goboleedka dhidibada loogu taagi lahaa.

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arimaha Gudaha Prof Yaxye Cali Ibraahim ayaa tilmaamy in haweenka ay muhiim u yihiin geedi socodka Siyaasadda dalka, ayna muhiimtahay in ay helaan qoondada ay ku leeyihiin, si loo muujiyo doorka haweenka.

โ€œWaxaa nagu soo fool leh xulidii ergada shirka Mamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo Federaalka waxay masโ€™uul ka tahay habkan , waxa ay rabtaa in haweenku door muuqdo ay ku lahaadaan maamul waliba inta dastuurka ku meel gaarka ah uu ogolyahay oo ah 30%, waxaan ka rajaynayaa duubabka oo leh soo xulida ergooyinka iyo Xildhibaanadaba inay arrintaas fududeeeyaanโ€ayuu yiri Prof Yaxye Cali Ibraahim Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka.

Maalmaha soo aadan ayaa la filayaa in ay bilawdaan soo xulista ergooyinka Shirka Maamul u sameynta.ย  loona gudbo wajiyada ugu dambeya ee shirka

vlcsnap-2016-05-11-15h23m02s119 vlcsnap-2016-05-11-15h23m10s212 vlcsnap-2016-05-11-15h23m18s44 vlcsnap-2016-05-11-15h23m32s175 vlcsnap-2016-05-11-15h23m41s32 vlcsnap-2016-05-11-15h23m51s119 vlcsnap-2016-05-11-15h24m04s3 vlcsnap-2016-05-11-15h24m13s90 vlcsnap-2016-05-11-15h24m20s156 vlcsnap-2016-05-11-15h24m26s221 vlcsnap-2016-05-11-15h24m39s92Cabdishakuur Cali Axmed Jowhar

Previous Post

Shir looga hadlayay horumarinta Bii’ada oo lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho

Next Post

Ciidamada Talyaaniga oo deeq caafimaad iyo agab kale gaarsiiyay xarumo muhiim ah

Next Post
Ciidamada Talyaaniga oo deeq caafimaad iyo agab kale gaarsiiyay xarumo muhiim ah

Ciidamada Talyaaniga oo deeq caafimaad iyo agab kale gaarsiiyay xarumo muhiim ah

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In