Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Talyaaniga oo deeq gaarsiiyay xarunta agoonta gabdhaha Boondheere “Video+Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Talyaaniga oo deeq gaarsiiyay xarunta agoonta gabdhaha Boondheere “Video+Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada talyaaniga ee qeybta ka ah kuwa Midowga Yurub ayaa deeq isugu jirta qalab caafimaad, Biscut Cabitaan iyo kobo waxa ay gaarsiiyeen MCH-ka iyo xarunra xanaanada Gabdhaha agoobta Boondheere.

Saraakiisha ciidamada Talyaaniga ayaa ugu horeyn qalab caafimaad ku wareejiyay maamulka MCH-ka Boondheere iyadoo munaasabadaasi ay goob joog ka ahaayeen gudoomiyaha degmada Boondheere, gudoomiyaha ururuka haweenka gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiin kale.

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026

Ciidamada Talyaaniga ayaa intaasi kaddib booqday xarunta xanaanada agoonta gabdhaha Boondheere oo ay gaarsiiyeen deeq ay ugu talagaleen gabdhaha agoonta ah ee ku jira xaruntaasi.

Maamulaha xarunta agoobta gabdhaha Boondheere Marwo Nuurto Maxamed Caddoow oo munaasabadaasi ka hadashay ayaa ciidamada talyaaniga uga mahadcelisay deeqdaasi ay soo gaarsiiyeen iyadoo tilmaantay in kaalmadaasi ay dabooleyso qeyb ka mid ah baahida xarunta.

SAWIRRO

vlcsnap-2016-05-13-10h40m45s102 vlcsnap-2016-05-13-10h41m20s206 vlcsnap-2016-05-13-10h41m30s33 vlcsnap-2016-05-13-10h42m37s171 vlcsnap-2016-05-13-10h43m08s7 vlcsnap-2016-05-13-10h43m17s92 vlcsnap-2016-05-13-10h43m44s104 vlcsnap-2016-05-13-10h43m51s180 vlcsnap-2016-05-13-10h44m08s90 vlcsnap-2016-05-13-10h50m38s147

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Guddiga dib eegista doorashooyinka oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka “Dhageyso”

Next Post
Barnaamijka Faaqidaada Wararka (Dhageyso)

Guddiga dib eegista doorashooyinka oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka "Dhageyso"

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In