Wednesday, June 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Xuska 15 May oo lagu qabtay Baydhabo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Xuska 15 May oo lagu qabtay Baydhabo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan lagu weynaynayay maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May, isla markaana oo uu soo qaban qaabiyay dhalinyarada maamulka Koonfur galbeed ayaa waxaa ka qeyb galay Wafdi uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo mas’uuliyiin kale, kaasi oo xalay lagu qabtay magaalada Baydhabo.
Wasiirka Warfaafinta ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed ee dalka Xasan Cabdi Maxamed ayaa sheegay inay ku faraxsanyihin wafdiga Ra’iisul wasaaraha ee kala qeyb galay xuska 15-ka May.
Wasiirka dhallinyarada ee Dowlad goboleedka Koonfur galbeed Cabdullaahi Fanax ayaa sheegay in dhalinyarada looga baahanyahay inay door ku yeeshaan hogaanka dalka.
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Xasan ayaa tilmaamay in dhalinyarada looga baahanyahay inay ka hortagaan kuwa sida qaldan uga faa’iideysana.
Ra’iisul wasaar ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in dhibaatada ugu weyn ee heysata dhalinyarada ay tahay shaqo la’aan, ayna qorsheynayaan in loo helo fursado shaqo abuur ah.

Wafdiga Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa kormeer howleed ku tegay xarun Wasaaradda Qorsheynta Koonfur galbeeda ay dhisayso oo loogu talagalay in lagu qabto shirarka muhiimka ah.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

June 23, 2026
DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

June 23, 2026

IMG_2595 IMG_2596 IMG_2597 IMG_2598 IMG_2600 IMG_2603 IMG_2605 IMG_2610 IMG_2612 IMG_2614 IMG_2615 IMG_2616 IMG_2618 IMG_2620 IMG_2621 IMG_2622 IMG_2623 IMG_2624 IMG_2625 IMG_2626 IMG_2631 IMG_2632  IMG_2636 IMG_2638 IMG_2641 IMG_2642 IMG_2652

IMG_2663

Previous Post

Kulan looga hadlayay ilaalinta xuquuqda carruurta oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post

Soomaaliya oo ka qeybgaleysa Shirka Caalamiga ah ee Arrimaha Aadminimada ee Istanbul+Sawirro

Next Post
Soomaaliya oo ka qeybgaleysa Shirka Caalamiga ah ee Arrimaha Aadminimada ee Istanbul+Sawirro

Soomaaliya oo ka qeybgaleysa Shirka Caalamiga ah ee Arrimaha Aadminimada ee Istanbul+Sawirro

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

June 23, 2026
0

Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

June 23, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

June 23, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

June 23, 2026
0

Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In