Tuesday, June 24, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Xuska 15 May oo lagu qabtay Baydhabo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
May 16, 2016
in Keyd Hore, Wararka
0
Xuska 15 May oo lagu qabtay Baydhabo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan lagu weynaynayay maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May, isla markaana oo uu soo qaban qaabiyay dhalinyarada maamulka Koonfur galbeed ayaa waxaa ka qeyb galay Wafdi uu hogaaminayay Raโ€™iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo masโ€™uuliyiin kale, kaasi oo xalay lagu qabtay magaalada Baydhabo.
Wasiirka Warfaafinta ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed ee dalka Xasan Cabdi Maxamed ayaa sheegay inay ku faraxsanyihin wafdiga Raโ€™iisul wasaaraha ee kala qeyb galay xuska 15-ka May.
Wasiirka dhallinyarada ee Dowlad goboleedka Koonfur galbeed Cabdullaahi Fanax ayaa sheegay in dhalinyarada looga baahanyahay inay door ku yeeshaan hogaanka dalka.
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Xasan ayaa tilmaamay in dhalinyarada looga baahanyahay inay ka hortagaan kuwa sida qaldan uga faaโ€™iideysana.
Raโ€™iisul wasaar ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in dhibaatada ugu weyn ee heysata dhalinyarada ay tahay shaqo laโ€™aan, ayna qorsheynayaan in loo helo fursado shaqo abuur ah.

Wafdiga Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa kormeer howleed ku tegay xarun Wasaaradda Qorsheynta Koonfur galbeeda ay dhisayso oo loogu talagalay in lagu qabto shirarka muhiimka ah.

Related posts

Howlgallo lagu ciribtirayo khawaarijta oo laga fuliyay degaanka Abooreyย 

Ciidanka Xoogga oo Duleedka Baydhabo jab xooggan ugu geystay Khawaarijta

June 23, 2025
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo gaaray dalka Algeria

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo gaaray dalka Algeria

June 23, 2025

IMG_2595 IMG_2596 IMG_2597 IMG_2598 IMG_2600 IMG_2603 IMG_2605 IMG_2610 IMG_2612 IMG_2614 IMG_2615 IMG_2616 IMG_2618 IMG_2620 IMG_2621 IMG_2622 IMG_2623 IMG_2624 IMG_2625 IMG_2626 IMG_2631 IMG_2632 ย IMG_2636 IMG_2638 IMG_2641 IMG_2642 IMG_2652

IMG_2663

Previous Post

Kulan looga hadlayay ilaalinta xuquuqda carruurta oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post

Soomaaliya oo ka qeybgaleysa Shirka Caalamiga ah ee Arrimaha Aadminimada ee Istanbul+Sawirro

Next Post
Soomaaliya oo ka qeybgaleysa Shirka Caalamiga ah ee Arrimaha Aadminimada ee Istanbul+Sawirro

Soomaaliya oo ka qeybgaleysa Shirka Caalamiga ah ee Arrimaha Aadminimada ee Istanbul+Sawirro

Howlgallo lagu ciribtirayo khawaarijta oo laga fuliyay degaanka Abooreyย 

Ciidanka Xoogga oo Duleedka Baydhabo jab xooggan ugu geystay Khawaarijta

June 23, 2025
0

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Duleedka Baydhabo jab xooggan ugu geystay Maleeshiyaadka Khawaarijta   Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa waaberigii...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo gaaray dalka Algeria

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo gaaray dalka Algeria

June 23, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda XFS Yuusuf Maxamed Aadan oo loogu soo dhaweeyay garoonka diyaarada magaalada Algeris ee Caasimada...

Wararka ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: โ€œ๐’๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐š๐ฅ ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ข๐ง ๐๐ข๐› ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ฅ๐š๐š๐›๐ญ๐จ ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐๐š๐๐›๐š๐งโ€

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo caawa xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, kaga qeyb-galay munaasabad casho...

Ciidanka Xoogga Dalka oo weerar lagu dhabar jebiyay Khawaarijta ka sameeyay gobol Bakool

Ciidanka Xoogga Dalka oo weerar lagu dhabar jebiyay Khawaarijta ka sameeyay gobol Bakool

June 22, 2025
0

RADIO MUQDHISHO: ย Guutada 9aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo lagu burburiyay goobo ay ku dhuumaaleysanayeen Khawaarijta ka sameeyay deegaanno...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In