Thursday, May 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gargaarkii ugu horreeyay oo la gaarsiiyay dadkii ay saameysay fatahaadda wabiga ee G/Sh/dhexe

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Gargaarkii ugu horreeyay oo la gaarsiiyay dadkii ay saameysay fatahaadda wabiga ee G/Sh/dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gargaarkii ugu horreeyay ayaa maamulka Gobolka Shabelaha dhexe waxa uu gaarsiiyay  dadkii uu saameeyay Fataahadda wabiga Shabeelle ka sameeyay Tuulada Bayxoow oo hoostaga degmada Jowhar.

Abdhir Caddow Hiraabe Gudoomiye Ku xigeen Amniga iyo siyaasadda ee degmada Jowhar ayaa tilmaamay in gargaarkan uu muhiim u yahay dadkii ay dhibaatada ka soo gaartay Fatahaadda wabiga Shabeele ee Tuulada Bayxaaaw.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

May 14, 2026
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

May 14, 2026

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeleah Dhexe Cali Cabdulaahi Guudlaawe ayaa sheegay in Gargaarkan oo ka yimid Hay’ad islaami ah la gaarsiin doono Dagmadda Mahaday oo sidaas oo kale uu ku fatahaya Wabiga .

“waxaan u mahad celinaya Hay#adda Islamic Relief Inter National oo gargaarkan na soo Gaarsiiyay Waa kii ugu Horeeyay ee la gaarsiiyo dadkii uu saameeyay Fatahaada Wabiga ee Tuulada Bayxaaw kaliyana Maahee Wabigu waxa uu ku fatahay Tuulooyin hoostaga Dagmooyinka Mahaday iyo Balcad” ayuu yiri gudoomiyaha gobolka Shabeelaha dhexe.

Gudoomiyaha Gobolka ayaa intaa ku daray in dadka ay fathaaddu sameeyeen aanay ku filneeyn gargaarka la soo gaarsiiyay .

“Gargaarkan  kuma filna dadkan waxa waliba soo dhow Bisha ramadaan Cidkasto oo awooddo waxan ugu baaqayna inay u soo Gurmadaan dadka Fathaaduuhu ay dhibaateeyeen anagana waxaan Ballan qaadaynaa inaan si Cadaalad ah u Gaarsiino wixi Naloo keeno dadka looga tala galay ee dhibaataysan sida dadkan aan ugu qeybinay” sidaasi waxaa yiri gudoomiye Cali Guudlaawe.

Gargaarkan oo hordhaca ah aya sidoo kale waxa lagu wadaa in la gaarsiiyo deegaanno kale oo gobolka Shabeelaha Dhexe ah, waxaana uu ku soo beegmaya xili deegaannada qaar dadkii daganaa ay ka barakaceen markii uu ku fatahay wabiga Shabeelle.

Cabdishakuur Cali Axmed Jowhar

Previous Post

Madaxweynaha oo ka qeybgalay barnaamijka kulanka, booqdayna xarunta tababarrada ee wasaaradda warfaafinta “Dhageyso+Sawirro”

Next Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Next Post
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

May 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

May 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...

Urur siyaasadeedka Talo Qarano o bogaadiyay doorashooyinka ka dhacay Koofur Galbeed

Urur siyaasadeedka Talo Qarano o bogaadiyay doorashooyinka ka dhacay Koofur Galbeed

May 14, 2026
0

Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

May 13, 2026
0

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In