Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye ku-xigeenka NUSOJ oo lagu soo dhaweeyay Dhuusa mareeb

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
NUSOJ oo cambaareeysay falka lagu dhaawacay Wariye Farxaan Suleymaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Suxufiyiinta ka howlgala magaalada Dhuusamareb ayaa soo dhoweyn u sameeyey Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Ururka Suxufiyeenta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ C/fitaax Xasan Faarax ka dib markii uu ka soo qeyb galay doorashadii Ururka, taa soo Muqdisho lagu qabtay bishaan aynu ku jirno.

Soo dhoweyn kaddib ayaa waxaa ugu horreyn Warbaahinta lahadlay wariye C/jamaal Macallin Axmed waxa uuna goobta ka sheegay “in wariyaasha ka howlgala Gobolada Mudug iyo Gal-gaduud looga baahan yahay isku xirnaan iyo waliba inay wacyi galiyaan Bulshada ay u adeegayaan’’

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026

Maxamed C/qaadir Salaad waxa uu ka mid yahay wariyaasha ku sugan Magaalada Dhusamareeb waxa uuna Gudoomiye ku xigeenka kula dardaarmay inuu ka war hayo marxaladaha ay ku howlgalaan suxufiyiinta Goboladaan
Dhexe.

Dhinaca kale Bashiir Maxamed Salaad oo ah madax laanta Gobolka Gal-gaduud ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa dhiniciisa kula dardaarmay dhammaanba wariyaasha Soomaaliyeed kuwaa soo Dalka
iyo dibadiisaba ku sugan inay la shaqeeyaan hogaanka cusub ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed.

Ugu dambayn waxaa isna warbaahinta la hadlay C/fitaax Xasan Faarax oo ah Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Ururka Suxufuyiinta Qaranka Soomaaliyeed waxa uuna sheegay inay jiraan balan qaadyo loo sameeyey kuwaa soo ay mid yihiin balan-qaad uu u sameeyey Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamed, isagoo dhankiisa codsaday in la noqdo dad isku duuban si wada jir ahna wanaaga uga wada shaqeeya.

By: Maxamed Cabdi Maxamed

Previous Post

Madaxweynaha oo si rasmi ah u furay shirka Madasha Wadatashiga Hoggaamiyeyaasha Qaranka “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Maaliyadda oo daah furay mashruuc shaqooyin loogu abuurayo dhalinyarada Soomaaliyeed “SAWIRO+ DHAGAYSI”

Next Post
Wasiirka Maaliyadda oo daah furay mashruuc shaqooyin loogu abuurayo dhalinyarada Soomaaliyeed “SAWIRO+ DHAGAYSI”

Wasiirka Maaliyadda oo daah furay mashruuc shaqooyin loogu abuurayo dhalinyarada Soomaaliyeed "SAWIRO+ DHAGAYSI"

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In