Monday, June 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

DAAWA SAWIRRADA SIDA IMTIXAANKA SHADAADIGA UGA SOCDAAN DUGSIYADA MUQDISHO

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
DAAWA SAWIRRADA SIDA IMTIXAANKA SHADAADIGA UGA SOCDAAN DUGSIYADA MUQDISHO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

BH0A3836Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sida habsamida leh ee Imtixaanka Shahaadiga uga socda iskuulada magaalada Muqdisho, iyadoo ay ardayda Soomaaliyeed nasiib u heleen markale in sanadkii labaad oo is xiga ay ka qeyb qaataan imtixaanka shahaadiga oo shalay uu si rasmi ah u daah furay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte, kaasi  oo ka bilowday dugsiyada bartamaha iyo koonfurta dalka.

Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax iyo saraakiil kale ayaa kormeer howleed ku tegay goobaha ay ka socdaan Imtixaanka shahaadiga ah ee ardayda dugsiyada sare, kuwaasi oo ugu kuurgalayay sida ay u socdaan imtixaanka.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka  Suudaan ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

June 28, 2026
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

June 28, 2026

BH0A3604 BH0A3606 BH0A3625 BH0A3635 BH0A3637 BH0A3638 BH0A3639 BH0A3643 BH0A3644 BH0A3645 BH0A3650 BH0A3651 BH0A3652 BH0A3653 BH0A3668 BH0A3692 BH0A3695 BH0A3717 BH0A3733 BH0A3735 BH0A3748 BH0A3834 BH0A3835 BH0A3836

Previous Post

Markab sahay gar gaar sida oo Wasaaradda arrimaha gudaha la wareegtay “SAWIRRO”

Next Post

Shir looga hadlayay qorshooyinka horumarka ee wadamada dhaqaalahooda hooseeyo oo lagu soo gabagabeeyay Turkey “SAWIRRO”

Next Post
Shir looga hadlayay qorshooyinka horumarka ee wadamada dhaqaalahooda hooseeyo oo lagu soo gabagabeeyay Turkey “SAWIRRO”

Shir looga hadlayay qorshooyinka horumarka ee wadamada dhaqaalahooda hooseeyo oo lagu soo gabagabeeyay Turkey “SAWIRRO”

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka  Suudaan ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

June 28, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

June 28, 2026
0

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Itoobiya

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Itoobiya

June 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

June 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In