Tuesday, August 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhaqaatiirta Isbitaalka Badbaado oo baaritaanno lacag la’aan ah ka sameeysay degmada C/casiis+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dhaqaatiirta Isbitaalka Badbaado oo baaritaanno lacag la’aan ah ka sameeysay degmada C/casiis+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhaqaatiirta ka howlgala  Isbitaalka Badbaado ee Magaalada Muqdisho ayaa baaritaan caafimaad oo lacag la’aan ah u sameeyay dhalinyaro iyo caruur lagu xannanaeeyo xarun ay degmada Cabdicasiis ka furtay Marawada Madaxweynaha dalka Sahro Cumar Xasan, iyadoo dawooyinka la siinayay iyana ay lacag la’ana ahaayeen.

Agaasimaha Isbitaalka Badbaado Dr Ibraahim Maxamed Axmed ayaa sheegay in dadka ay adeegyada caafimaad u qabteen ay tiradoodu gaareyso 200,ruux islamarkaana ay siiwadi doonaan caawinta dhalinyarada iyo caruurta xaruntaasi lagu xanaaneeyo.

Related posts

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026

Mubaarak Sheekh Ibraahim oo ah Maamulaha Xarunta dhaqan celinta caruurta ee ay hirgalisya Marwada Madaxweynaha dalka Sahro Cumar Xasan ayaa u mahadceliyay dhaqaatiirta maanta adeegyada caafimaad ka sameeyay xaruntaasi.

Xarunta dhaqancelinta Caruurta dibjirka ah oo Marwada Madaxweynaha dalka sahro Cumar Xasan ay ka hirgalisay Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ku jira ku dhawaad 3,000 qof oo isugu jira caruur iyo dhalinyaro horay dibjir u ahaa oo laga soo uruuriyay waddooyinka magaalada Muqdisho.

Previous Post

Mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay degmada Waajid

Next Post

Shirkii horumarinta kalluumeysiga dalka oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Next Post

Shirkii horumarinta kalluumeysiga dalka oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026
0

Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In