Tuesday, April 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wiilal Somaali Mareykan ah oo lagu helay dambiyo, kadibna la xakumay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wiilal Somaali Mareykan ah oo lagu helay dambiyo, kadibna la xakumay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Somali US

Xeer beegtida Minneapolis ayaa waxa ay dembi ku heleen seddax wiil oo ay ku eedeeyeen inay taageerayeen dagaalyahano ajaaniib ah iyo dembi sababi lahaa dil.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026

Kiiskan wiilasha Somaalida ah waakii ugu ballaarnaa ee maxkamad gaaro oo ku saabsan kooxda Daacish dhallinyaro lala xiriirinayo.

Seddaxda eedeysanayaal oo kala ah — Cabdiraxman Daud, 22; Moxamed Farax, 22; iyo Guled Cumar, 21 — hadda waxa ay wajahayaan xukunno xabsi daa’in ah.

Go’aanka oo looga dhawaaqay maxkamad federal ah, waxaa la arkaayay ehellada oo oynaya, qaar kamid ahna waxa ay qolka maxkamadda ka bexeen ayagoo illin ay ka qubaneyso.

Maxamed Faarax waxaa lagu helay inuu galay dambiyada lagu soo oogay oo ka mid ah inuu doonayay inuu ku biiro Daacish iyo inuu dibadda Mareykanka uu dad ku dilo, iyo inuu fariin been ah siiyay ciidamada federaalka.

Guuleed Cali Cumar ayaa lagu helay dhammaan eedaha lagu oogay Maxamed, laakiin waxa uu kaga duwanaa inuusan ka faa’ideysan deeq waxbarasho oo la siiyay.

Cabdiraxmaan Daaud dhankiisa waxaa lagu helay dembiyada lagu oogay, laakiin waxaa lagu waayay inuu been abuur sameeyay.

Ayaan Moxamed Faar, waa hooyada dhashay mid kamida wiilasha waxay BBC-da u sheegtay inaysan ku qanacsaneyn go’aanka ayna racfaan qaadan doonaan.

Isha Warka BBC Somalia

Previous Post

War-murtiyeedka Madasha Hoggaanka Qaranka Soomaaliyeed

Next Post

Xoghayaha arrimaha dibadda Britain iyo Madaxweynaha kenya oo arrimaha Soomaaliya ka hadlay

Next Post
Xoghayaha arrimaha dibadda Britain iyo Madaxweynaha kenya oo arrimaha Soomaaliya ka hadlay

Xoghayaha arrimaha dibadda Britain iyo Madaxweynaha kenya oo arrimaha Soomaaliya ka hadlay

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa maanta ka qaybgalay kulan ku saabsan doorka...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa kulan kula yeeshay xarunta...

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

April 13, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka...

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

April 13, 2026
0

Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In