Friday, September 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo shir la qaatey dhiggiisa Jabuuti

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo shir la qaatey dhiggiisa Jabuuti
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka BoostadaΒ iyo Isgaarsiinta ee Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya mudane Maxamed Jaamac Mursal (Geelle) oo safar shaqo ku jooga magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa maanta kulan la yeeshay Xafiiskiisa wasiirka wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Cabdi Yuusuf Suge.

Wasiir Geelle oo uu weheliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada Mudane Axmed Xaaji Cabdi ayaa kulan la qaaday wasiirka iyo masuuliyiinta ugu sareeysa wasaaradda waxaana labada dhinac ay kawada hadleen sii xoojinta xiriirka labada dal dhanka Boostada iyo Isgaarsiinta

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

Shirkan oo ay labada Wasiir uga wada hadleen arrimo badan oo la xariira sidii ay labada dawladood iskaashi dhab ah uga sameyn lahaayeen dhanka Isgaarsiinta iyo Boostada ayaa sidoo kale looga hadley mashruuc balaaran oo la xariira Xarigga Internetka oo ay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Jabuuti wadday muddaba, kaasoo ah in .magaalooyinka Berbera, Boosaaso, Muqdisho, Mombasa iyo Daarusalam la dhigo Xariga Internetka

Wasiir Guuleed ayaa shirka kadib soo booqdey xarunta ugu weyn ee Xarkaha Internetka (Fiber Optic) laga maamulo iyadoo Jabuuti ay noqotey xarun maareysa Xargo gaaraya 5 ayna ku tala jiraan iney sii badiyaan adeeggaasna lasoo gaarsiiyo dalka Soomaaliya

Booqashada kadib Wasiir Geelle ayaa dhiggiisa uga mahadceliyay casuumitaanka iyo soo dhaweynta waxayna labada Wasiir isla balanqaadeen sidii ay isaga kaashan lahaayeen hawlaha khuseeya labada Wasaaradood

shir wasiirada wasirka iyo axmed Xarnta Cable wasiirka Xarunta cableka Axmed

Previous Post

Wasiirka Boostada Soomaaliya oo booqday xafiiska IGAD ee Jabuuti

Next Post

Koox kubadda cagta ah oo Gaalkacyo ka dhisan oo Kismaayo ku sugan-Sawirro

Next Post
Koox kubadda cagta ah oo Gaalkacyo ka dhisan oo Kismaayo ku sugan-Sawirro

Koox kubadda cagta ah oo Gaalkacyo ka dhisan oo Kismaayo ku sugan-Sawirro

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In