Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Allaha u naxariistee Wariye Sagal Salaad oo maanta lagu aasay Muqdisho

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Allaha u naxariistee Wariye Sagal Salaad oo maanta lagu aasay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Allaha u naxariistee Marxuum Wariye Sagal Salaad Cismaan oo ka mid ahayd suxufiyiinta Warbaahinta Qaranka oo shalay ay Muqdisho ku dileen dhagar qabayaal ka tirsan maleeshiyada AL-Shabaab, laguna aasay isbitaalka Madiina ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta, Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta, Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ, ehelada marxuumka, qaar ka mid ah ardayda Jaamacadda Plasma iyo suxufiin.

Maxamed Ibraahim Macalimuu Xoghayaha guud ee NUSOJ oo ka hadlay goobta aaska ayaa Alle uga baryay in uu janada ka waraabiyo, isagoo dowladda ka codsaday inay cadaaladda ka tiigsadaan dadkii falkaasi ka dambeeyay.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Afhayeenka maamulka gobolka Benaadir C/fataax Cumar Xalane oo ku hadlayay magaca caa’ilada marxuum Sagal ayaa sheegay in kan maamul ahaan ay dadaal u geli doonaan sidii gacan bir ah loogu qaban lahaa dadkii falka dilka ah geystay.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/risaaq Cali Yuusuf Bahlaahi ayaa ugu horeyn ka tacsiyadeeyay falka lagu dilay Marxuum Sagal Salaad, isagoo hay’adaha ammaanka ka codsaday inay cadaaladda la tiigsadaan dadkii ka dambeeyay dilka Marxuun Sagal.

Previous Post

Wafdi horudhac u ah madaxweynaha oo gaaray Dhadhaab-SAWIRO

Next Post

Madaxweynihii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo booqday Dhadhaab-Sawirro

Next Post
Madaxweynihii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo booqday Dhadhaab-Sawirro

Madaxweynihii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo booqday Dhadhaab-Sawirro

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In