Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Mareykanka iyo ku xigeenkiisa oo Booqday Orlando “Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Mareykanka iyo ku xigeenkiisa oo Booqday Orlando “Sawirro

U.S. President Barack Obama (L) and Vice President Joe Biden place flowers at a makeshift memorial for shooting victims of the massacre at a gay nightclub in Orlando, Florida, U.S., June 16, 2016. REUTERS/Carlos Barria

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama iyo ku xigeenkiisa Joe Biden  ayaa booqday magaalada Orlando si uu uga qeyb qaataan  baroor diiqda dadkii lagu laayay magaaladaasi, iyagoo la kulmay qaraabada dadkii halkaasi lagu laayay.

Obama ayaa ku baaqay isku duubni, waxana uu intaasi ku daray in dadkan la dilay ay noqon karaan qoyskooda, isagoo u sheegey dadkii ay wax yeellada soo gartay in ay la xanuun sanayaan oo murugtuna la qeyb sanayaan.

Related posts

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026

Omar Mateen oo ah, nin ku dhashay New York, ayaa waxa uu subixii hore ee Axaddii hore xilliga Mareykanka, weerar ku qaaday baar lagu caweeyo oo ku yaalla magaalada Orlando ee gobolka Florida, halkaas oo uu ku dilay 49 ruux islamarkaasina ku dhaawacay 53 kale.

Weerarkaasi, ayaa noqdey kii ugu xumaa taariikhda Mareykanka soo mara oo mar qura dad intaasi gaaraya uu dilo hal nin oo ku hubeysnaa qoray iyo bistoolad.

U.S. President Barack Obama (L) and Vice President Joe Biden place flowers at a makeshift memorial for shooting victims of the massacre at a gay nightclub in Orlando, Florida, U.S., June 16, 2016. REUTERS/Carlos Barria

911 Memorial President and CEO Joe Daniels stands with uniformed officers and others for a moment of silence during a public tribute to the victims of the mass shooting in an Orlando nightclub at the 911 Memorial at the site of the World Trade Center in Manhattan, New York, U.S. June 16, 2016. REUTERS/Mike Segar

U.S. President Barack Obama (R) and Vice President Joe Biden depart a makeshift memorial after placing flowers in memory of shooting victims of the massacre at a gay nightclub in Orlando, Florida, U.S., June 16, 2016. REUTERS/Carlos Barria

U.S. President Barack Obama receives a t-shirt from Mayor of Orlando Buddy Dyer (C) as he arrives in Orlando to meet with families of victims of the Pulse nightclub shooting, in Florida, U.S., June 16, 2016. REUTERS/Carlos Barria
Orlando1- Orlando-2 Orlando3- Orlando93
Previous Post

Mudane ka tirsan Baarlamaanka Britain oo lagu dilay London

Next Post

Duqa Muqdisho oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka+Dhageyso

Next Post
Duqa Muqdisho oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka+Dhageyso

Duqa Muqdisho oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka+Dhageyso

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In