Friday, April 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

QM oo sheegtay in ay korortay tirada qaxootiga adduunka

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
QM oo sheegtay in ay korortay tirada qaxootiga adduunka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaraamada midoobay ayaa shaca ka qaaday in dadka qaxootiyada ah ee ka barakacay dagaalada ay tiradooda sare u kacday, iyadoo Sanadkii 2015-kii ay dhameyd 65.3 Milyan qof, balse sanadkan gudihiisa ay ku sii siyaadeen 5Milyan kale.

Warbixin uu soo saaray Xafiiska UNHCR ee Qaraamada midooby , ayaa lagu sheegay in 113-kii qof ee Calaamka ku nool, mid ka mid ah uu Qaxooti yahay.

Related posts

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026

Warbxintu waxay intaa raacisay, in qulqulka xad dhaafka ah ee qaxootigu, uu yahay kii ugu weynaa, laga soo bilaabo tan iyo dagaalkii labaad ee adduunka.

Tirakoobka ay soo saartay Qaraamada Midoobay, oo lagu beegay maalinta qaxootiyada adduunka oo ku beegn berito oo bisha jun ay tahay 21, ayaa sidoo kale lagu sheegay inay tahay markii ugu horeysay ee tirada qaxootiga aduunka ay kor u dhaafaan 60-milyan oo qof.

Warbxintu waxay intaa racisay in Nus ka mid ah 65.3 Milyan, ayay ay ka kala socodaan, dalalka Suuriya,Afganistaan iyo Soomaaliya.

Qaraamada Midoobay, waxay kaloo sheegatay in dalka Jarmalku uu yahay waddanka xiligan qaabila qaxootiyada ugu badan,halka Yurubna mushkilada qaxootiga 86%, ay tagan tahay, iyadoo In ka badan Milyan qaxooti ah sanadkii 2015-kii ,xagga badda ku gleen wadamada Yurub.

Dhanka kale hay’ada socodaalka adduunka (IOM) ayaa iyana isheegay in sanadkii tagay tiro qaxooti ah oo dhan,35Milyan, xagga dhulka ay Yurub ku gaareen.

Diyaariye-Mukhtar

Previous Post

Taliyaha booliiska oo tababar u soo xirey saraakiil-Sawirro

Next Post

Saraakiil QM ka tirsan oo maanta gaaray Cadaado

Next Post
Saraakiil QM ka tirsan oo maanta gaaray Cadaado

Saraakiil QM ka tirsan oo maanta gaaray Cadaado

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

Kulanka Ciidanka Boliiska oo looga hadlay amniga iyo qodobbo kale oo muhiim ah

Kulanka Ciidanka Boliiska oo looga hadlay amniga iyo qodobbo kale oo muhiim ah

April 17, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cismaan C/Laahi ayaa shirguddoomiyay kulan todobaadle ah oo loo qabtay saraakiisha  hoggaanada ciidanka Boliiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In