Thursday, July 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Cumar “Wasiir Burci Wuxuu ka dhintay qaranka Soomaaliyeed isagoo hawshiisa gudanaya”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ra’isul wasaaraha Xukuumadda oo cambaareeyay weerarka hotel ambbassidor
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Raiisul Wasaaraha X.F Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy qoyska, ehelka iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Wasiiru-dawlihii Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Arrimaha Deegaanka (Bii’ada) Xildhibaan Burci Maxamed Xamsa. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in wasiirku dhintay isaga oo u halgamaya dib-u soo kashada Qaranka Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha oo sii hadlaya ayaa yiri: “Waxaa dishay gacan ka xaqdaran oo dambiile ah, qolada Alshabab ee maanta ku faaneysa inay dad isku qarxiyaan waxaan u sheegayaa shacabka iyo dawladda Soomaaliyeed in ay ka guuleysan doonaan. Wuxuu ka dhintay qaranka Soomaaliyeed isagoo hawshiisa gudanaya, Ilaahay waxaan uga baryayaa marxuumkii howlaha muhiimka ah qaranka u hayay inuu janaddiisa ka waraabiyo ,shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxayna ka siiyo samir iyo Iimaan”.

Related posts

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026

“Walaalkeen Burci Maxamed Xamsa Allaha u naxariisto, wuxuu ahaa intaan ka aqaaney nin aad u qiima badan oo howlaha qaranku leeyahay isla soo wadnay sanooyinkii u danbeeyey,”.ayuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyey Ra’iisul Wasaare Cumar.

Marxuumku waxa uu xilal kala duwan ka soo qabtay qaranka Soomaaliyeed isaga oo la soo shaqeeyey guud ahaan madaxdii kala duwanayd ee soo martay hogaanka dalka sanadihii danbe oo uu ilaa wakhtigan ahaa Wasiiru-dawlaha Bii’ada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Previous Post

Kulan Afur ah oo loo Sameeyay jaaliyadda ku nool magaalada Cape Town

Next Post

Messi oo la fadhiistay ciyaaraha caalamiga ah kadib guul daradii xalay-Sawirro

Next Post
Messi oo la fadhiistay ciyaaraha caalamiga ah kadib guul daradii xalay-Sawirro

Messi oo la fadhiistay ciyaaraha caalamiga ah kadib guul daradii xalay-Sawirro

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

July 15, 2026
0

Somali National University (SNU) has officially launched the Somali National Artificial Intelligence Centre (SNAIC), a Centre of Excellence established to...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
0

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta cilmi-baarista, waxbarashada, hal-abuurka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Defence Minister Fiqi Meets Jordan Army Chief

July 15, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Republic of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, who is on an official visit...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga Boqortooyada Urdun, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In