Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Tamarta oo sheegtay in 15 cisho la dhimo qiimaha biyaha ee Muqdisho

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Tamarta oo sheegtay in 15 cisho la dhimo qiimaha biyaha ee Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha xukuumadda federaalka  ay la yeelatay milkiilayaasha shirkadaha biyaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa kas oo baxay in hoos loo dhigo qiimaha biyaha muddo 15 cisho.

Go’aankan ayaa ku yimid codsi wasiiru dowlaha wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha Soomaaliya, Sahra C/qaadir C/raxmaan ay u jeedisay shirkadaha, si loogu turo bulshada Soomaalida kuwooda danta yar.

Related posts

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

February 28, 2026

Wasiirka  ayaa sheegtay in kulankaan uu qeyb ka yahay qorshe Wasaaradda ay ku dooneyso in wax looga qabto qiimaha sare ee Ceelasha biyaha, si loo helo qiimo dhimis joogta ah.

Wasiiru dowlaha wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha Soomaaliya Sahra C/qaadir C/raxmaan  ayaa  shaacisay  in la mideynayo qiimaha kala duwan oo ay ceelasha biyaha ka qaadaan dadka, iyada oo dhanka kale xustay in la sameynayo guddi wax ka qabta cabashooyinka milkiilayaasha shirkadaha biyaha.

Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha ayaa wado dadaalo ay wax kaga qabaneyso siyaasadda tamarta  iyo biyaha dalka, iyada oo 31-kii  bishii May ee sanadkaan ayey ahayd, markii wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha si la mid ah madaxda ceelasha biyaha ay kala hadashay shirkadaha bixiya eedga korontada in qiimo dhimis ay ku sameeyaan adeega ay siiyaan Shacabka.

Previous Post

Madaxweynaha oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka arrimaha dibadda ee Mauritania+Sawirro

Next Post

Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliiska oo gaaray magaalada Cadaado+Sawirro

Next Post
Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliiska oo gaaray magaalada Cadaado+Sawirro

Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliiska oo gaaray magaalada Cadaado+Sawirro

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Israa’iil ayaa sheegtay inay gantaal ku weerartay Iiraan, halka sarkaal Mareykan ah uu u sheegay Al Jazeera in Mareykanku...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay bariga gobolka Hiiraan, kaas oo qayb ka...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Nairobi ayaa martigelisay  Cashadii Sannadlaha ahayd ee Afurka, taas oo xalay lagu qabtay Xarunta...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Cumar, ayaa kulan la qaatay Wasiirka ku xigeenka Arrimaha Dibadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In