Saturday, September 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka caafimaadka: isbedel ayaa soo kordhin doonaa

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka caafimaadka: isbedel ayaa soo kordhin doonaa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka caafimaadka xukuumada Soomaaliya Maxamed Xaaji C/nuur ( Madeer) oo dhawaan ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u magacaabay xilka wasiirka caafimaadka ayaa maanta kulan la yeeshay howl wadeenada wasaaradda iyo xubno ka socday hey’adaha wasaaradda caawiya.

Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Dr. Cabdullaahi Xaashi ayaa  sheegay in loo baahan yahay in wasaaradda caafimaadka ay koobto dhamaan dalka oo la soo celiyo awoodi ay ku gaari laahayd adeegyada caafimaadka ee  shacabka Soomaaliyeed ay ugu baahan yihiin.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Wasiirka caafimaadka ee xukuumada Soomaaliya  Maxamed Xaaji C/nuur (Madeer)  ayaa sheegay in isbedel lagu soo kordhin doono  qaabka ay wasaaradda u shaqeyso si loo helo gaarsiinta adeega caafimaadka ee wasaaradda loo egmaday.

“Waxaan is bedel ku samayn doonaa  awooda wax soo saaraka wasaaradda caafimaadka ee hataan,waxaan sare u qaadayaa adeega caafimaadka bulshada  oo aan  gaarsiin doono meesha ugu wanaagsan ,waxaan jecalahay in aan ka dhabeeyo balan qaadkeeda”. Ayuu yiri wasiirka.

Wasiirka cusub ee wasaarada caafimaadka Maxamed Xaaji C/nuur (Madeer) ayaa xilka wasiirka caafimaadka loo dhaariyay maalintii shalay, waxaana uu xilkaas kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradda caafimaadka  Xaawo Xasan Maxamed.

Previous Post

Al-shabaab oo laga saaray deegaano ka tirsan gobolka Baay

Next Post

Tartan Qu’raan akhris ah oo lagu soo gabagabeeyay Johannseburg-South Africa- Sawirro

Next Post
Tartan Qu’raan akhris ah oo lagu soo gabagabeeyay Johannseburg-South Africa- Sawirro

Tartan Qu’raan akhris ah oo lagu soo gabagabeeyay Johannseburg-South Africa- Sawirro

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In