Friday, June 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysas danyar ah oo raashin gargaar ah loogu qeybiyay degmada Afgooye+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Qoysas danyar ah oo raashin gargaar ah loogu qeybiyay degmada Afgooye+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boqol qoys oo danyar ah kuna nool degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa loo qeybiyay raashin gargaar ah oo ay soo dhiibeen dad muxsiniin ah oo ku nool waqooyiga Ameerika, kuwaasoo ku midoobay hey’adda Somali Relief.

Wakiilka Hey’addaasi Ibraahim Cismaan Cabdulla oo raashinkaasi qeybiyay ayaa sheegay in lacagta lagu iibiyay raashinkaasi uu soo dhiibay madaxa hey’adda Somali Relief mudane Aadan Maxamed Ciise.

Related posts

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026

Ibraahim Cismaan Cabdulla oo ah wakiilka hey’addaasi ayaa xusay in boqolka qoys oo ay raashinka u qeybsheen ay yihiin dad la soo xulay oo aad u danyar, islamarkaana ay ka muuqato diif iyo dhibaato ka dhalatay nolol xumada heysata.

Wuxuu u mahadceliyay walaalaha Soomaaliyeed ee soo dhiibay gargaarka loo qeybiyay dadkaasi Soomaaliyeed ee danyarta ah, isagoo ku dheeraaday ka hadalka qiimaha ay adduun iyo aakhiraba u leedahay gargaarka loo fidiyo dadka danyarta ah ee aan heli karin nolol maalmeedka.

Wakiilka hey’addaasi oo hadalkiisa sii wata ayaa ku boorriyay dadka Soomaaiyeed ee wax heysta iney soo gargaaraan walaalohooda ku tabaaleeysan dalka.

1 (9) 1 (2) 1 (1)

1 (11)

Previous Post

Todobo Soomaali ah oo siyaabo kala duwan loogu dilay dalka South Africa

Next Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafa+Sawirro

Next Post
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafa+Sawirro

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafa+Sawirro

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In