Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Isbitaal u gaar ah cudurka Qaaxada oo laga hirgaliyey Baydhabo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Isbitaal u gaar ah cudurka Qaaxada oo laga hirgaliyey Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabada furitaanka cisbitaalka cusub oo lagu magacaabo Tiiraw Hospital ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin kasocoday maamulka gobolka iyo kan degmada Baydhabo, agaasimaha wasaarada caafimaadka K/galbeed aqoonyahano  madaxda Jaamacadaha Baydhabo . dhakhaatiir iyo marti sharaf kale

Ugu horeeyn waxaa munaasabadda hadallo kooban ka jeediyey islamarkaasina Sharaxay baahiyaha loo furay Ispitaalka Isxaaq Maxamed Tiiraw oo ah agaasimaha Ispitalka iyo mid ka mid ah dhaqaatiirta Ispitaalka kahowlgali doonta

Related posts

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026

”Waxaa cispitaalkani si weyn loogu daaweyn doonaa dadka qaba cudurka Qaaxada  oo markii hore isbitaal u gaar ah uusan jirin”Ayuu yiri Isxaaq Maxamed.

Qaar kamid ah aqoonyahanada iyo xubnihii kale ee kahadlay goobta ayaa soo dhaweeyey dadaalka madaxda cisbitaalka cusub oo ay ku tilmaameen arin aad muhiim u ah.

Agaasimah guud ee wasaarada caafimaadka dowlad gobaleedka K/galbeed Isxaaq Fanax iyo gudoomiye ku xigeenka gobolka Baay Cumar Mad Mad,  ayaa  labaduba  ugu hambalyeeyey madaxda cisbitaalka oo haya sida ay sheegeen howl wax badan kusoo kordhineysa adeegyada caafimaad ee gobolka Baay iyo gobolada dariska la ah.

Sidoo kale ganacsatada Soomaaliyeed ayey u jeediyeen in ay sameeyaan maalgashi maadaama ay wax badan kusoo kordhin karto horumarka dalka.

Previous Post

Qaramada Midoobay oo lacag ugu deeqday dowladda Soomaaliya

Next Post

C/raxmaan Ceynte ”Dhaqaalaha ay ku deeqday Q. M. waa in la waafajiyaa qorshaha horumarinta Qaranka”

Next Post
C/raxmaan Ceynte ”Dhaqaalaha ay ku deeqday Q. M. waa in la waafajiyaa qorshaha horumarinta Qaranka”

C/raxmaan Ceynte ”Dhaqaalaha ay ku deeqday Q. M. waa in la waafajiyaa qorshaha horumarinta Qaranka”

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
0

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

July 29, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...

Wasiir Fiqi” Waxaa jira mas’uuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay”,

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay duqeymo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 29, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In