Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Shacabka Turkiga oo ka dhiidhiyay kana hortagay isku daygi ciidamada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Shacabka Turkiga oo ka dhiidhiyay kana hortagay isku daygi ciidamada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shacabka dalka Turkiga ayaa ka dhiidhiyay isku daygii afgambi oo qaar ka mid ah ciidamada dalkaasi ay sameeyeen iyagoo isugu soo baxay wadooyinka magaalooyinka Ankara iyo Istanbuul, kuwaa oo muujinayay in ay taageersan ihiin Madaxweynaha Ergugan.

Shacabka oo wata calanka Turkiga ayaa bilaabay in ay dusha sare ka fuulaan Taangiyada ay wataan Ciidamada Milatariga ee doonayay in ay afgambi sameeyaan, waxa ayna sidoo kale dadka qaarkood isku dhigeen oo hor jiifteen Taangiyada ay wateen ciidamada sameeyay afgambiga dhicisoobay.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026

Waxaa la arkayay Taageerayasaha Madaxweynaha oo baabuurtooda ku xiray Wadooyinka qaar si aysan halkaasi usoo gaarin taangiyada, waxaana wali banaanbaxyo looga soo horjeedo falka ay ciidamadu ku kaceen uu ka socdaa Wadooyinka Ankara iyo Istanbuul.

Sidoo kale waxaa weli socda howlgallo lagu soo xirxirayo dhamaan ciidamadii ka qeybqaatay afgambigaasi dhicisoobay, iyadoo shacabka Turkigu ay muujiyeen sida ay uga soo horjeedaan in la afgambiyo dowladda madaxweyne Erdugan ee ku dhisan dimuquraadiyadda.

tanki_4 tanki_2 tanki_1 tann_1

tanki_7

tanki_8

tanki_9

tanki_10

tanki_11

tanki_12

tanki_13

tanki_15

Previous Post

Ciidamadi ka qeyb qaatay afgambigii dhicisoobay ee Turkiga oo is dhiibay

Next Post

Dibadbax looga soo horjeedo afgambigii dhicisoobay ee Turkiga oo ka socda Muqdisho

Next Post
Dibadbax looga soo horjeedo afgambigii dhicisoobay ee Turkiga oo ka socda Muqdisho

Dibadbax looga soo horjeedo afgambigii dhicisoobay ee Turkiga oo ka socda Muqdisho

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In