Ra`iisulwasaaraha Xukuumadda faderaalka Soomaaliya mudane Cumar cabdirashiid, wasiro Xukuumadda faderaalka Soomaaliya iyo Saraakiil ciidan iyo Xubno kale ayaa Booqday Safaarada Turkiga ee magaalada Muqdisho, iyaga oo Dowladda Turkiga iyo Shacabkeeda u muujiyay Taageero, Si kululna u canbaareeyay Afganbigii Dhicisoobay.