Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shil gaari ay ku geeriyoodeen Wasiiro ka tirsan galmudug oo ka dhacay Nawaaxiga Bandiiradleey

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Amaanka oo Muqdisho ka qabtay Gaari iyo Labtobyo loo adeegsan rabay Qaraxyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shil Gaari ay ku geeriyoodeen Wasiiro ka tirsan Dowladda Goboleedka Galmudug ayaa ka dhacay Gobolka Mudug gaar ahaan inta u dhaxaysa Bandiirad leey iyo Sadex Higo.

Wasiirada la xaqiijjiyay in ay ku geeriyoodeen shilka ayaa kala ah Wasiiru-dawlaha Maaliyadda Dowladda Galmudug Baashe Magan, Wasiiru-dawlaha hawlaha Guud, Aways Cali Siciid, iyo  Nabadoon Cabdulaahi Yusuf Guuleed, iyo nin ka mid ahaa ilaaaladooda.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Gudoomiye ku xigeenka Siyaasada iyo maamulka  Gobolka Mudug Axmed maxamed shire qoodar, ayaa Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee Sonna U sheegay in shilka gaari ay ku geeriyoodeen wasiirada iyo Nabadoonka uu ka dhacay deegaan u dhaxeeya bandiiradleey iyo Sadex Higo ee Gobolka Mudug.

Wararkeena danbe ayaan idinkugu soo gudbin doonaa wixii ku soo kordha insha alaah

ISHA SONNA

Previous Post

Golaha Wasiirrada oo Cambaareeyey Inqilaabkii Dhicisoobay ee dalka Turkiya

Next Post

Daawo Sawirada :Ra`iisulwasaaraha Wasiro iyo Saraakiil ciidan oo Booqday Safaarada Turkiga ee Muqdisho

Next Post
Daawo Sawirada :Ra`iisulwasaaraha Wasiro iyo Saraakiil ciidan oo Booqday Safaarada Turkiga ee Muqdisho

Daawo Sawirada :Ra`iisulwasaaraha Wasiro iyo Saraakiil ciidan oo Booqday Safaarada Turkiga ee Muqdisho

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In