War-saxaafadeed laga soo saaray xafiiska wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeyee) ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay tacsi u direyso ehelada dadkii shalay lagu laayay deegaanka Wardiinle ee gobolka Baay, halkaas oo ay ky geeriyoodeen 14 ruux oo shacab ahaa isla markaana kamid ahaa dadka deegaankaas.
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐๐๐๐ฐ๐ ๐ฅ๐ ๐๐๐ฐ๐๐๐ฒ๐๐ฒ ๐ฌ๐ก๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐๐ง๐จ๐จ๐
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo safar shaqo u joogo magaalada Laasacaanood ee xarunta Waqooyi...











