Sunday, February 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Adkeynta ammaanka degmada Jalalaqsi oo laga shiray

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Adkeynta ammaanka degmada Jalalaqsi oo laga shiray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlayay adkeynta ammaanka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayna ka qqybgaleen xubnaha maamulka iyo saraakiisha ammaanka ayaa lagu qabtay magaaladaasi.

Munaasibada ayaa waxaa iskugu yimid saraakiisha ciimadamada qalabka sida ee dowlada,  kuwa AMISOM iyo mas’uuliyiinta maamulka degmada Jalalaqsi.

Related posts

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026

Kulanka oo diirada lagu saarayay xaalada amni ee degmada Jalalaqsi ayaa waxaa ugu horayn ka hadlay Gudoomiyaha degmada Jalalaqsi Mudane Maxamed Cabdulle Fiidow.

“Waxan saakay iskugu nimid aniga iyo maamulka degmadaba in aan sii xoojino amniga degmada iyo deeganada hoosyimada degmada jalalaqsi”sidaas waxaa yiri gudoomiye Maxamed C/dulle Fiidow.

Gudoomiyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa amaan u soo jeediyay ciidamada amaanka oo garab ka helaya Ciidamadamada amisom guulaha ay ka gaareen sugida amniga degmada,maanta waxan dhihi karaa amaanka degmada aad ayuu u sareeyaa waana leesku haleyn karaa taasina waxay timid isku xirnaashada shacabka iyo maamulka degmada.

Previous Post

Wasiirka caafimadka soomaaliya iyo wefdi uu hogaaminayo oo gaaray dalka Masar.

Next Post

61 qofood oo ku dhimatay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Kabul+Sawirro

Next Post
61 qofood oo ku dhimatay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Kabul+Sawirro

61 qofood oo ku dhimatay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Kabul+Sawirro

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay kicin...

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Howlgalka Seefta Aamusan ayaa suurta geliyay in Khawaarijta Al-shabaab looga saaro deegaanno badan muhiin oo ka tirsan gobollada Dalka....

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Somalia Reaffirms Economic Diplomacy at India-Arab Summit

January 31, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, today participated in the...

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

January 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay, ayaa maanta ka qeyb galay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In