Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka oo Shabaab ka Saaray Awdheegle.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Kummaandooska Soomaaliya ayaa Maleeshiyaadka Al-shabaab kala wareegay Degmada Aw-dheegle ee gobalka Shabeellaha Hoose iyo deegaano muhiim ah oo ay Al-shabaab Saldhigyo ku lahaayeen.

Ciidamada Kummaandooska ayaa Galabta howlgal qorsheysan ka billaabay deegaanka Bariire oo hoosyimaada degmada Afgooye ee Gobalka Shabeellaha Hoose.

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026

Xasan Cabdulqaadir Abuukar oo hoggaaminayay howlgalka Kummaandooska Soomaaliya, ayaa Wakaaladda Wararka Somaaliyeed Ee SONNA u sheegay in howlgalku uu billaawday Galabta, ayna al-shabaab kala wareegeen Degmada Aw-dheegle, tooliyinka Bariire, Mubaarak iyo deegaano kale oo Istiraatiiji ah.

“Galabta Toban Saac ayuu howlgalku billoowday, waxaan la wareegnay Saldhigyo muhiim ah oo maleeshiyaadka Al-shabaab ku lahaayeen, laga soo billaabo Bariire illaa Aw-dheegle, mana jirin wax iska caabin ah oo Ciidamadu ay kala kulmeen maleeshiyaadka kooxda Al-shabaab”. ayuu Yir Xasan Cabdulqadir.

Taliyaha Horkacay Ciidamada Kummaandooska ee howlgalka wada, oo aan wax ka weydiinay haddii uu jiro qasaare Ka dhashay howlagalka, ayaa tilmaamay in habayaraatee aanu jirin wax soo kala gaaray Ciidamada iyo Maleeshiyaadka al shabaab, maadaama aysan jirin wax iska caabin ah oo ay kala kulmeen kooxahaasi.

Xasan, ayaa intaa ku daray in howlaglku uu yahay mid qorsheysn, kooxda alshabaabna ay kala wareegayaan deegaanada ay kaga suganyihiin gobalka.

Wariyeyaal ka tirsan Warbaahinta qaranka ayaa kusoo waramaya in wali howlgalku socdo, islamarkaana muuqaallo iyo sawirro ka tarjumaya deegaanada ay ciidamadu la wareegeen ay bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigi doonaan.

Previous Post

Madaxweynaha oo Hambalyo u diray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

Next Post

Kuwait oo sheegtay in ay qaban doonto shir waxbarashada Soomaaliya looga hadli doono

Next Post
Kuwait oo sheegtay in ay qaban doonto shir waxbarashada Soomaaliya looga hadli doono

Kuwait oo sheegtay in ay qaban doonto shir waxbarashada Soomaaliya looga hadli doono

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In