Sunday, July 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

In ka badan 10-ruux oo ku dhintay qaraxyadii saaka Mudisho ka dhacay

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
In ka badan 10-ruux oo ku dhintay qaraxyadii saaka Mudisho ka dhacay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

13-qof ayaa ku dhimatay 9-kalena wey ku dhaawacmeen kadib markii labo gaari oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa islamrkaana ay saarnaayeen dad isi soo miidaamiyey ay ku qarxeen meel ku dhow xerada Xalane, gaar ahaana inta u dhaxeysa Garoonka diyaaradaha iyo afaafka hore ee xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane oo gaaray goobta ayaa sheegay in labada gaari oo mid uu ahaa nuuca loo yaqaan dheynaha la doonayey in lagu qarxiyo goob ay dagan yihiin qaar kamid ah hay’adaha UN-ka

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

July 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026

Waxa uu sheegay in daariga dhaynaha ah uu ku qarxay wado u dhaxeysa albaabka garoonka diyaaradaha laga galo iyo afaafka hore ee xerada Xalane ee loo yaqaan Madiina Gate.

Intaasi kadib Gaari kale oo nuucada raaxada ah ayuu sheegay inuu isku dayey in uu kasoo gudbo bar-koontarool oo ay leeyihiin ciidamada NISA, balse ay ku fureen rasaas ay uga hortagayeen, sidaasina uu ku qarxay gaarigaasi.

“Dadka dhintay waxey isugu jiraan shacab goobta marayey iyo ciidamo ilaalo u ahaa hay’adaha UN-ka, Qaraxa dambe waxaa ku dhaawacmay labo askari”ayuu yiri C/fitaax Cumar Xalane afhayeenka maamulka gobolka Banaadir.

AMISOM waxa ay sheegeen in qasaaraha dhankooda soo gaaray ay dib kasoo sheegi doonaan.

Previous Post

Dhagayso : Waraysi Gaara  Wasiirka Wasaradda Hubkadhigista Dhaqancelinta maleeshiyaad K/Galbeed

Next Post

Ciidanka Danab ee XDS oo khasaare ballaaran u geystay maleeshiyaadka Al Shabaab

Next Post
Ciidanka Danab ee XDS oo khasaare ballaaran u geystay maleeshiyaadka Al Shabaab

Ciidanka Danab ee XDS oo khasaare ballaaran u geystay maleeshiyaadka Al Shabaab

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

July 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Xero Maslax ee...

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

July 25, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

July 25, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In