Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hillary Clinton oo aqbashay musharraxnimada xisbiga Dimuquraaddiga+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Hillary Clinton oo aqbashay musharraxnimada xisbiga Dimuquraaddiga+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hillary Clinton ayaa xalay si rasmi ah u aqbashay in ay noqoto musharraxa xisbiga Demoqraaddig u matali doona doorashada madaxtinnimo ee Mareykanka ee dhici doonta bisha November.

Waxa ay sheegtay in dalka Mareykanka uu yahay dal hadda lagu xisaabtamo, waxayna ku baaqday in la midoobo.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Waxa ay hadal ku dartay ninka ay is hayaan ee musharaxa xisbiga Jamhuuriga, Donald Trump, iyadoona ku tilmaantay in uu u maleeyo in dhibaatada dalka oo dhan keligii xallin karo.

” Nin ka caroonaya war lagu qoray twitter-ka, kuma aamini karno atoom bomb”, ayay tiri Ms. Hillary,

Waxa ay sheegtay in dadka Mareykanka oo si wada jir ah u shaqeeya ay mustaqbal wanaagsan u noqon karaa qofkasta.

Ms. Clinton ayaa u mahad-celisay taageerayaasheeda iiyo musharrixii ay ku tartameen doorashada hoose ee Dimuquraadiga, Bernie Sanders.

cayaar hillaryaqbal hillaryaqbal1 hillaryaqbal2 hillaryaqbal3

Previous Post

Ganacsato Soomaali ah oo hantidooda lagu gubey koofur Afrika-Sawirro

Next Post

Barnaamijka Kulanka todobaadka oo looga hadlay Afkaarta qaldan ee Shabaab+Dhageyso

Next Post
Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka

Barnaamijka Kulanka todobaadka oo looga hadlay Afkaarta qaldan ee Shabaab+Dhageyso

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In