Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada oo howlgal lagu soo qabtay hub, saanad ciidan iyo tiro dad ah xalay ka fuliyay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ciidamada oo howlgal lagu soo qabtay hub, saanad ciidan iyo tiro dad ah xalay ka fuliyay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Howlgal dad lagu soo qabqabtay oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada qalabka sida ayaa xalay laga fuliyay qeybo ka mid ah degmada Warta nabadda ee magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Gudaha C/kaamil Macalin Shukri ayaa sheegay in howl galkan ahaa mid qorsheysan oo laamaha ammaanka ay heysteen warbixino, isagoo xusay in lagu soo qabtay 160, ruux oo markii dambe la sii daayay, markii baaritaano la mariyay

“Howl galkan wadajirka ah waxaa sameeyay Ciidamada Booliska, Nabadsugida, Milateriga, Asluubta iyo Ciidamada AMISOM, waxaa uu ka dhacay degmada Warta Nabada, agagaarka xeradii curyaamiinta ee ku dhow Xaafada Xamar Bile, halkaas waxaa lagu soo qabtay 160 ruux, balse waa la sii daayay, markii baaritaano la mariyay, sidoo kale garaash ku dhow halkaas ayaa laga soo qabtay saddex baabuur oo ay saarnaayeen hub, labo qori AK47, tuutaha ciidanka, rasaasta bastoolad iyo xashiishad”ayuu yiri Afhayeenka Wasaaradda Amniga.

Howl galkan ayaa qeyb ka ah qorshayaasha lagu xaqiijinayo ammaanka si caasimada dalka ee Muqdisho looga dhiggo meel nabada oo caaggam falal argagixiso wax kastoo liddi ku ah ammaanka.

Previous Post

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Barlamanka dalka Tunisiya oo kalsoonida kala laabtay R/wasaaraha dalkaasi

Next Post
Barlamanka dalka Tunisiya oo kalsoonida kala laabtay R/wasaaraha dalkaasi

Barlamanka dalka Tunisiya oo kalsoonida kala laabtay R/wasaaraha dalkaasi

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In