Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Faah faahin kasoo baxaysa qasaaraha ka dhashay weerarkii CID ee Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Faah faahin kasoo baxaysa qasaaraha ka dhashay weerarkii CID ee Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Inta la ogyahay sagaal-ruux oo afar kamid ah ay yihiin raggii weerarka soo qaaday ayaa dhintay 15-kalena wey ku dhaawacmeen, kadib markii maleeshiyaad katirsan Al-shabaab ay weerar kusoo qaadeen xarunta dambi baarista ee CID, oo ku taala Isgoyska Km4 ee magaalada Muqdisho.

Saraakiisha booliska ayaa sheegay in dadka dhinta ay u badan yihiin shacab, maadaama xiliga weerarka uu dhacay ay mashquul aheyd nawaaxiga CID.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026

Dadka dhintay waxaa ku jira sadex-ruux oo dhaawac ahaan loo geeyey isbitaalada ku yaala magaalada Muqdisho.

1-11-640x480

Wasiirka amniga taliyaha booliska iyo saraakiil kale ayaa gaaray halka weerarka uu ka dhacay, iyaga oo qiimeyn ku sameynayey sida weerarka uu u dhacay iyo qasaaraha ka dhashay.

maleeshiyada weerarka soo qaaday oo afar ahaa labo kamid ah ayaa is qarxiyey, halka labada kale ay toogteen ciidamada amaanka oo u diyaarsanaa kahortaga dhagarta cadowga, iyada oo aanu suura galin qorshihii ay damacsanaayeen.

Dadka dhintay oo shacab u badan waxaa badankood qasaaruhu uu gaaray xili ay marayeen afaafka hore ee CID, maadaama wadada hormarta xarunta dambi baarista ay tahay meelaha ugu mashqulka badan Muqdisho.

Previous Post

Ciidanka oo toogasho ku dilay kooxo weerer ku qaaday CID-da

Next Post

Daawo Sawirada Weerarkii Argagaxiso ee ka dhacay Afaafka hore ee Xarunta CID-da

Next Post
Daawo Sawirada Weerarkii Argagaxiso ee ka dhacay Afaafka hore ee Xarunta CID-da

Daawo Sawirada Weerarkii Argagaxiso ee ka dhacay Afaafka hore ee Xarunta CID-da

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In