Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Bulshada degmada Balanbale oo codsaday in loo dhiso xarumo caafimaad iyo waxbarasho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Bulshada degmada Balanbale oo codsaday in loo dhiso xarumo caafimaad iyo waxbarasho “SAWIRRO”

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashruuca tabar  wadaag oo  ah mashruuc in ka badan 100 qof oo laga soo xulay Degmada Balanbale ay uga tashanayaan baahiyaha gaarka ee ay doonayaan in wax looga qabto Degmada  ayey ku doorteen in ka badan shan baahiyood oo bulshada ay u codeynayaan tan mudan in loo hor mariyo wax ka qabashadeeda.

Bulshada ayaa u codeeyay in wax looga qabto dhismaha isbitaalka degmada, maadaama Balanbale aysan ka jirin isbitaal  si loo helo goob ay bulshadu ku dawaystaan Bukaanka

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026

Qaar ka mid ah Odayasha Balanbale ayaa codsaday in wax laga qabto dhismaha Isbitaalka iyo in loo hirgaliyo ilayska cadceeda ku shaqeeya, si bulshada degmada looga haqab tiro baahiyaha aas aasiga u ah nolosha beni’aadamka.

Wakiilka Hay’ada Zamzam Foundation  ee Balanbale Asad Badal ayaa sheegay in ay wax ka qabanayaan baahayiha ay isla garteen bulshada Balanbale, isla markaana ay dhankooda gacan ka geysan doonaan sidii arrimahaasi looga baahi tiri lahaa shacabka degmada.

Hay’ada Zamzam Foundation oo ka shaqeysa arrimaha Nabadda iyo Horumarinta Degmooyinka ayaa horay uga fulisay mashruuca nabadeeynta degmooyinka Gobolka Galgaduud, waxaana dhismaha Isbitaalkaan uu qayb weyn ka qaadan doona horumarka Balanbale horay dadka qaba xanuunada kala duwan, waxaa loo qaadi jiray degmooyinka Caabudwaaq iyo Guriceel oo masaafo aad u dheer u jirta degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

Previous Post

Daawo Sawirada Weerarkii Argagaxiso ee ka dhacay Afaafka hore ee Xarunta CID-da

Next Post

Tahriibayaashii ugu badnaa oo sanadkan ku dhintay badaha

Next Post
Tahriibayaashii ugu badnaa oo sanadkan ku dhintay badaha

Tahriibayaashii ugu badnaa oo sanadkan ku dhintay badaha

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In