Monday, June 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay Soo noolaynta Dhaqankii hore oo lagu qabtay Baydhabo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Shacabka ku nool Baydhabo oo maanta deeq isugu jirta lacago, dhar iyo raashin ku taageeray ciidamada XDS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ayaa maanta Magaalada Baydhabo Kafuray Kulan looga hadlaayo Hanaanka Uguwanaagsan ee loosocelinkaro Heerarkii hore iyo Dhaqankii suubanaa ee Soomaalida kulankaasi oo socondoono Mudo 6 maalmood ah, ayaa waxaa soo qabanqaabisay Hay ada DDG, Mudada 6 maalmood ah ayuuna socondoono

Kulunka ayaa waxaa ka qeyb galay Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Wakiilo Kasocoday Hayada DDG Culmaa udiin Dhalinyaro . Haween iyo Dad kuxildheer Dhaqanka Soojireenka ah ee Soomaalida, iyada oo kulanka uu Furay islamarkaasina Faafahiyey Ujeedadiisa Maxamuud Axmed Haaruun oo kasocoday Hay ada DDG ee Kulanka sooqabanqaabisay

Related posts

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

June 1, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

June 1, 2026

Cabdi Cadaw Axmed Gudoomiyaha Ururada Bulshada Koofur Galbeed ayaa Ayaa sheegay in ay aad Muhiim utahay in Dibloo soonooleeyo Dhaqankii Hore ee soomaalida oo Sii nabaadguuraya Kaas oo Dhaqan Kawanaagsan oo loodhigo Aduunka kajirin

Dhaqankeeni wax loodhigo majiraan marka waa muhiim in lasooceliyo oo laqabto kulan loogahadlaayo sida ugahaboon ee loosoocelinkaro

Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahana Duqa Degmada Baydhabo Mudane C/laahi Cali WWatiin ayaa Kaqiibgaliyaasha Kulanka Aqoonkororsiga ah Kuladardaarmey in Kafaa ideystaan Duruusaha lasiinayo ee laxariira Dhaqanka Soomaalida

Mudada kulanka uusocodo Kasooqeybgaliyaasha Waxaan kacodsanayaa in ay kafaa ideystaa Casharada laxariira Dhaqanka ee la idinsiindoono

Previous Post

Buug ka hadlaya dhismaha waddooyinka oo wasaaradda howlaha guud soo bandhigtay-Sawirro

Next Post

Daawo Sawirrada Ciidamo ka tirsan Amisom oo lagu Maxkamadeynayo Muqdisho

Next Post
Daawo Sawirrada Ciidamo ka tirsan Amisom oo lagu Maxkamadeynayo Muqdisho

Daawo Sawirrada Ciidamo ka tirsan Amisom oo lagu Maxkamadeynayo Muqdisho

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

June 1, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Maalgelinta Cimilada (National Climate Fund – NCF) oo kaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha (MoEWR), isla markaana...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

June 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qayb...

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In