Tuesday, August 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka ururka Iskaashiga Islaamka “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka ururka Iskaashiga Islaamka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka arrimaha Dibadda iyo dhiiri gelinta maalgashiga Soomaaliya C/salaam Hadliye Cumar ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay safiirka Ururka Iskaashiga Islaamka ee Soomaaliya Danjire; Maxamed Idiris Sabaan.

Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya iyo sidii Ururka Iskaashiga Islaamka uu u sii dar dar gelin lahaa howlaha uu haatan dalka ka wado.

Related posts

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

August 10, 2026
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

August 10, 2026

Kulankan ayaa sidoo kale looga hadlay sidii howlaha ururka isklaashiga Islaamka Soomaaliya uu uga shaqayn lahaa horumarinta guud ee dalka halka uu markii hore ku ekaa dhinaca arrimaha beni’aaddannimada oo keliya.

Safiirka aayaa ballan qaaday in xafiiskiisa uu kaalin mug leh ka qaadan doono horumarinta guud ee dalka Soomaaliya,tallaabadaas oo ay dowladda Soomaaliyana soo dhawaysay.

Ururka iIkaashiga Islaamka (Organisation of Islamic Cooperation)  OIC, oo fadhigiisu uu yahay Magaaladda Jiddah ee Dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa Soomaaliya waxa uu ka taageeraa dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin arrimaha beni’aadanimada.

IMG_3299 IMG_3310 IMG_3312 IMG_3320 IMG_3328 IMG_3333

Previous Post

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha oo furay shirka madasha wadatashiga Qaran

Next Post

Wasiirka Arrimaha gudaha oo kormeeray xarunta hay’adda Qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Arrimaha gudaha oo kormeeray xarunta hay’adda Qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka “SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha gudaha oo kormeeray xarunta hay'adda Qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

August 10, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa kulan xogsiin ah la qaatay xubnaha beesha...

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

August 10, 2026
0

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa maanta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay Shirkada Marina Seafood...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

August 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed...

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

August 10, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In