Saturday, May 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

kulan doorka dhalinyarada looga hadlayay oo Muqdishu lagu qabtay-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
kulan doorka dhalinyarada looga hadlayay oo Muqdishu lagu qabtay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen hay’adaha UNESCO iyo SOYDEN ayaa waxaa kasoo qeybgaley wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga, Wariir Ku xigeenka wasaarada waxbarashada,  wasiirada dhalinyarada iyo Sportska Maamul goballedyada Galmudug, Konfurgalbeed, iyo Jubbaland waxaana kulanka looga hadlayey kaalinta dhalinyarada ay ka qaadan karaan soo celinta nabbadgeliyada dalka.

Wasiirka dhalinyarada iyo Sportska dowlada Soomaaliya  Mudane Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux oo Kulankaasi ka kahadley ayaa waxaa uu sheegay In nabbadgeliyada dalka ay  kaalin ay ka qaadan karaan dhalinyarada Soomaaliyeed loogana baahanyahay  in ay muujiyaan kaalintooda wax qabad.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

May 16, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

May 16, 2026

“Nolol ma jirto hadii nabadgeliyo jirin, yaa nabadgeliyada base u noqon kara xooga iyo awooda dalka waxaa wax ka qabankara dhalinyarada iyo nabada,” ayuu sheegay wasiir Nuux.

Sidoo kale, wasiirada dhalinyada iyo Sportska dowlada goboleedyada Galmudug,Konfurgalbeed iyo Jubbaland, Warsame Maxamed Xasan,Cabdullahi Cabdi Cumar, iyo Maxamed Maxamuud Yuusuf oo si wadajir ah halkaasi uga hadley ayaa waxaa ay sheegeen in dhalinyarada ay yihiin udub dhexaadka dalka   loogana baahanyahay horumarka iyo nabadda  wax ka bedelaan.

Wasaaradda dhalinyarada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay wadaa qorshe lagu horumarin karo dhalinta, iyadoo kulanka maanta uu qeyb ka ahaa qorshahaas.

 IMG_3126 IMG_3129 IMG_3133 IMG_3136

Previous Post

SAWIRO : Shirka golaha Wasiirrada Dowladd Goboleedka Jubbaland maxaa looga hadlay?

Next Post

Dowladda Ethiopia oo deeq raashiin ah gaarsiisay Beledweyn-Sawirro

Next Post
Dowladda Ethiopia oo deeq raashiin ah gaarsiisay Beledweyn-Sawirro

Dowladda Ethiopia oo deeq raashiin ah gaarsiisay Beledweyn-Sawirro

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

May 16, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dallka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

May 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yeman u fadhiya Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulankii ugu horeeyay la-qaatay Agaasimayaasha, Maareeyayaasha iyo Lataliyayaasha Wasaaradda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulankii ugu horeeyay la-qaatay Agaasimayaasha, Maareeyayaasha iyo Lataliyayaasha Wasaaradda

May 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Guud,...

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In