Saturday, April 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Ethiopia oo deeq raashiin ah gaarsiisay Beledweyn-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Dowladda Ethiopia oo deeq raashiin ah gaarsiisay Beledweyn-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdan ka timid dowladda Ethiopia  ayaa waxaa iskugu jirtay raashinka noocyadiisa  kala duwan, waxaana  loogu talo galay dadkii ay saameeyeen fatahaadii dhawaan ku dhufatay magaalada Beledweyne.

Jamaaludiin Mustaf Cumar oo ah safiirka ku xigeenka dowladda Ethiopia u jooga wadankeena Soomaaliya ayaa sheegay in ujeedka deeqdaan ay tahay caawinta dadka tabaalaysan isagoona ku wareejiyay duqa degmada Beledweyne.

Related posts

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026

April 24, 2026
Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

April 24, 2026

Duqa degmada Beledweyne Cumar Aadan Deeqow Cumar (Baadiyow) ayaa ka mahadceliyay kaalmada raashinka ah iyo dawooyinka dowlada Ethiopia ugu deeqday dadka reer Hiiraan isla markaana maamulka ay si wanaagsan u gaarsiin doonaan dadkii loogu talo galay.

Halka lagu warejinaayay deeqda ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ugaas Xasan Ugaas khaliif isagoona loo xilsaaray qeybinta raashiinka.

Deeqdaan ayaa imaanaysa xili dadka shacabka ah ay si aad ah ugu baahnaayeen kaalmadaan maadaamaa ay gobolka Hiiraan saameeyeen fatahaado iyo abaaro is xigay.

1 2 3 4 5

W/D: Ibrahim Muxumad Geeddi

Previous Post

kulan doorka dhalinyarada looga hadlayay oo Muqdishu lagu qabtay-Sawirro

Next Post

SAWIRO: Golaha Wasiirada oo ansixiyay siyaasadda isa soo dhiibayaasha kasoo laabta fikrada xag-jirnimada.

Next Post
SAWIRO: Golaha Wasiirada oo ansixiyay siyaasadda isa soo dhiibayaasha kasoo laabta fikrada xag-jirnimada.

SAWIRO: Golaha Wasiirada oo ansixiyay siyaasadda isa soo dhiibayaasha kasoo laabta fikrada xag-jirnimada.

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026

April 24, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

April 24, 2026
0

Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

April 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

April 23, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In