Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada booliska ee degmada Diinsoor oo dhiiri gelin loo sameynayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha  Degmada Diinsoor” Gurmad ayaan u fidinay dadkii shabaab ay ku laayeen Diinsoor
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Hub ka dhigista iyo dhaqan celinta maleeshiyaadka ee dowlad goboleedka Koonfurgalbeed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ku wajahan degmada Diinsoor ee gobolka Baay, si ay dhiiri gelin ugu sameeyeen cutubyo ka tirsan ciidanka gaarka ah ee booliska Koonfu galbeed.

Wasiirka Hub ka dhigista iyo dhaqan celinta maleeshiyaadka Xasan Xuseen Maxmaed ayaa Radio Muqdisho u sheegay in socdaalka ay ku tegayaan magaalada Diinsoor ay ugu horeyso abaal marino, la siinayo cutubyo ka tirsan ciidanka booliska Koonfurgalbeed ee dalka, kuwaasi oo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay nawaaxiga Diinsoor.

Related posts

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026

“Ciidamada waxa ay sameeyeen howlgallo lagu ciribtirayo Al-Shabaab, waxaana qorsheyneynaa inaan dhiiri gelin u sameyno ciidanka, si ay u xoojiyaan howlgalka ka dhanka ah haraadiga Al-Shabaab” ayuu yiri Wasiirka.

Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa hoosta ka xariiqay inay jiraan maleeshiyaad iyo horjoogayaal isu soo dhiibay gacanta ciidanka, waxaana uu baaq u diray kuwa ku haray dhanka Shabaab inay ka faa’iideystaan cafiska ay dowladda Federaalka ah u fidisay.

Previous Post

Saraakiil ciidan oo tabbabar ku saabsan xiriirka bulsahda loogu soo gabo gabeeyay dalka Uganda

Next Post

Shir looga tashanayo qorshaha Qaranka oo ka furmaya Baydhabo

Next Post
Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya oo taageero siinaya Maamulka Koonfur Galbeed

Shir looga tashanayo qorshaha Qaranka oo ka furmaya Baydhabo

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In