Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka iyo bulshada gobolka Sh/dhexe oo ku guuleeystay hakinta fatahaadda wabiga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Maamulka iyo bulshada gobolka Sh/dhexe oo ku guuleeystay hakinta fatahaadda wabiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegay in maamulka gobolka kan degmada Jowhar iyo bulshada oo iskaashanaya ay ku guuleeysteen iney hakiyaan fatahaadda wabiga Shabeele uu ka sameeyay deegaanno ka mid ah degmada Jowhar.

Abshir Caddoow Hiraabe oo ah gudoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Sh/dhexe ayaa Radio Muqdisho u sheegay in lagu guuleystay hakinta fatahaad uu wabiga Shabeelle ka geystay deegaanno ka mid ah degmada Jowhar, Β isagoo hoosta ka xariiqay in arrintani ay ku timid kaddib markii bulashada iyo maamulkaba ay iska kaashadeen sameynta biyo xireenno lagu hakiyo fatahaadda Wabiga.

Related posts

42 ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay duqeymo ka dhacay deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

42 ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay duqeymo ka dhacay deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

July 14, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

July 14, 2026

β€œFatahaadda wabigu sameeyay wan ka hortagnay mana geysan fatahaaddaasi qasaare ka badan dalagyo uu baabi’yay, waxaana rajeyneynaa in ay hoos u dhacaan biyaha korshubka ah ee wabigu wado” ayuu yiri gudoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Sh/dhexe ee dhinaca amniga iyo siyaasadda Abshir Caddoow Hiraabe.

Dhinaca kale gudoomiye ku xigeenka ayaa xusay in ammaanka degmada Jowhar uu aad u hagaagsanyahay la iskuna haleeynkaro, isagoo tilmaamay in sugidda amniga ay si wadajir ah isaga kaashadaan shacabka iyo ciidamada.

Wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyay in uu dhawaan bilowdo shirkii maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe, isagoo tibaaxay in ay haatan socdaan kulamo looga tashanayo dib u billaabidda shirkaasi.

Previous Post

Askari katirsan ciidamada Turkiga oo lagu dilay Suuriya

Next Post

Kulan lagu taageerayay howlgallada ciidamada oo lagu qabtay degmada Xudur

Next Post
Kulan lagu taageerayay howlgallada ciidamada oo lagu qabtay degmada Xudur

Kulan lagu taageerayay howlgallada ciidamada oo lagu qabtay degmada Xudur

42 ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay duqeymo ka dhacay deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

42 ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay duqeymo ka dhacay deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

July 14, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa xalay fiidkii duqeymo ka fuliyay deegaanka Goobo, oo qiyaastii 10...

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka XDS, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska Leyli Saraakiisha iyo Leyli saraakiil Xigeennada...

π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

July 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayub Ismail Yusuf , ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuc...

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka TΓΌrkiga ee Soomaaliya

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka TΓΌrkiga ee Soomaaliya

July 13, 2026
0

La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta ku qaabilay Xafiiska Amniga Qaranka Danjiraha Turkiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In