Wednesday, September 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare ku xigeenki W/Kuuriya oo la toogtay kaddib markii uu amray madaxweynaha dalkaasi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
R/wasaare ku xigeenki W/Kuuriya oo la toogtay kaddib markii uu amray madaxweynaha dalkaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha waqooyiga Kuuriya Kim jong-il ayaa amar ku bixiyay in la toogto R/wwasaare ku xigeenka dhinaca Tacliinta dalkaasi , kadib markii uu ku eedeeyay in uu siin waayay qadarin.

Wakaaladaha Wararka Kuuriya Waqooyi ayaa baahisay in madaxweyne Kim jong-il uu ka carooday markii Raisul Wasaare ku xigeenka uu soo booqday Qasriga Madaxtooyada kaddibna uu madaxa u raaricin waayay .

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026

Mas’uulkan la dilay ayaa la sheegay in uu ku gacan seyray in uu madaxa u raariciyo Madaxweynaha Waqooyiag Kuuriya, taasina waxey keentay in madaxweyne Kim Jong Il uu amar ku bixiyay in mas’uulkan la ciqaabo si xuna loo dilo.

Mas’uuliyiinta dalkaasi iyo dadka kale ee booqda xarunta Madaxtooyada Waqooyiga Kuuriya ayaa waxaa waajib ku tahay in ay madaxa u raariciyaan madaxweynaha dalkaasi.

Dilka mas’ulkan ayaa la sheegay in lagu toogtay gantaalka garabka laga rido ee loo yaqaan baasuukaha, waxayna arintan loo arkaa mid madaxweynaha dalkaasi uu ku sii cabsi galinayo masuuliyiinta kale ee dalkaasi.

Previous Post

Madaxda wasaaradda arrimaha dibadda oo ka tacsiyeeysay geerida Marxuum Cali Dheere

Next Post

R/wasaare ku xigeenka oo maanta kulan la yeeshay wafdi ka socday IGAD+Sawirro

Next Post
R/wasaare ku xigeenka oo maanta kulan la yeeshay wafdi ka socday IGAD+Sawirro

R/wasaare ku xigeenka oo maanta kulan la yeeshay wafdi ka socday IGAD+Sawirro

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026
0

Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

September 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In