Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyaadka Shabaab oo dil naxariis darro ah ka geystay tuulada Biyo-caddo ee G/Sh/Dhexe

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Maleeshiyaadka Shabaab oo dil naxariis darro ah ka geystay tuulada Biyo-caddo ee G/Sh/Dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Malleeshiyaadka Shabaab ayaa deegaanka Biya-Cadde ee Gobalka Shabeellaha Dhexe waxa ay si naxariis darro ah ugu dileen sadex nin kaddib markii ay habeennimadii xalay aqalkii ay daganaayeen ku dhex dileen Wiil, Aabihii iyo nin Oday ah oo reerkaasi Marti u ahaa.

Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Shabeellaha dhexe Mudane Axmed Meyri Makaraan oo la hadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, ayaa sheegay in ay gaareen tuulada uu xalay dilka ka dhacay si ay murugada iyo tiiraanyada ula qeybsadaan reerka dhibaatadu ku dhacday.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026

Mas’uulkan ayaa intaasi ku daray  in aysan ogeyn sababta ay u dileen Qoyskaasi, isagoo xusay iney baxsadeen maleeshiyaadki dilka geystay.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobalka iyo kan dagmada ayaa saakay gaaray deegaanka, iyagoo ka qeybqaadanaya Aaska sadaxda qof oo sida gardarada ah ay xalay u dileen maleeshiyaadka kooxda al-shabaab.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

Next Post

Daawo Sawirrada: Guddiga Doorashooyinka Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe oo tababar u soo xiray odayaasha dhaqanka

Next Post
Daawo Sawirrada: Guddiga Doorashooyinka Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe oo tababar u soo xiray odayaasha dhaqanka

Daawo Sawirrada: Guddiga Doorashooyinka Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe oo tababar u soo xiray odayaasha dhaqanka

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In