Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada Midoobay oo warbixin kasoo saartay xaaladda Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Qaramada Midoobay oo warbixin kasoo saartay xaaladda Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaramada midoobay ayaa warbixin bileedkeeda ay kasoo saarto xaaladda Soomaaliya, waxay kaga hadashay doorkan, ilaalinta xuquuqun insaanka, dhowrista xorriyadda hadalka iyo is beddellada siyaasadeed ee Dalka oo ay u horreyso qabsoomidda doorashooyinka dadban.

Warbixintan oo ka kooban 59 Bog,ayay Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa waxay ku sheegtay in Afartii sano ee ugu dambaysay Soomaaliya lagu dilay in ka badan 30 Suxufi oyo 18 Xildhibaan, kuwaasoo naftooda ku waayay aragtidooda ku aaddan xaaladda Dalka iyo fekerka xorta ah.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026

Qaramada midoobay ayaa tilmaantay doorka ay ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM ku leeyihiin xasilinta dalka iyo la dagaallanka Al-shabaab ,xilli ay dowladda federaalkuna isu diyaarineyso inay si nabad ah ku qabsoomaan doorashooyinka dadban ee Dalka.

Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa oo kaashanaysa beesha Caalamka, ayaa Soomaaliya ka caawisa dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin siyaasadda,dhaqaalaha,sugidda ammaanka iyo la socoshada xaaladaha kala duwan ee dalka uu marayo, taasoo suurta gelisay inay Soomaaliya ku dhawaato xilli ay cagaheeda isku taagto 25-sana ka dib.

Previous Post

Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya Kenya oo ka hadlay Xaalada Xaafada Islii ee Dalka Kenya

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Sheegay In 10-ka Bishan Muqdisho uu Ka Furmayo Kulan Madaxeedka IGAD.

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Sheegay In 10-ka Bishan Muqdisho uu Ka Furmayo Kulan Madaxeedka IGAD.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Sheegay In 10-ka Bishan Muqdisho uu Ka Furmayo Kulan Madaxeedka IGAD.

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In