Saturday, July 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cayaaraha dadka naafada ee Paralympics oo caawa furmi doono-Daawo sawiradda

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Cayaaraha dadka naafada ee Paralympics oo caawa furmi doono-Daawo sawiradda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cayaaraha Olympickada qeybta dadka aan lixaadkooda dhameystirneyn ee loo yaqaano Paralympickada ayaa caawa ka furmi doona garoonka weyn ee magaalada Rio de janerio dalka Brazil.

In ka badan 150 wadan ayaa ka qeybgalay cayaarahan dadka naafada ah ee caawa laga bilaabi doono garoonka Marakana, iyadoo xaflad weyn halkaas lagu qaban doono.

Related posts

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

July 18, 2026
Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

July 18, 2026

Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxaa cayaarahaas ku matali doona Farxaan Hadaafow oo ku ordi doono baaskiil, kaas oo sida maamulka cayaaraha fudud ee Soomaaliya ay sheegeen in Farxaan ay ku rajo weyn yihiin in ay soo bandhigo wacdaro isla markaana guul u soo hoyn doono dalkiisa.

Farxaan Hadaafow ayaa tartami doono maalinta jimcaha ee soo aadan, anagoo u rajaynayna guul.

70928662 387587212 734536231 755063957 755840356 1188952364 1719612086 (1) 1719612086 2062311246 2383200357 2395666677 2601603493 2817650038 2833652906 2843892974 2959128671 3121151680 3798515404 3846226117 3906109393 4113983087

Previous Post

Mareykanka oo sheegay in la diley Afar kamid ah ururka Al-shabaab

Next Post

QM: Ku dhowaad 50 m oo carruur ah ayaa qaxooti ku ah aduunka

Next Post
QM: Ku dhowaad 50 m oo carruur ah ayaa qaxooti ku ah aduunka

QM: Ku dhowaad 50 m oo carruur ah ayaa qaxooti ku ah aduunka

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

July 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Cabdulqaadir Cilmi...

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

July 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NEW YORK):-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale adkeysay doorkeeda ku aaddan hirgelinta ajendayaasha horumarineed ee Afrika iyo caalamka, iyadoo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

July 17, 2026
0

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA WASIIRKII GAASHAANDHIGGA DALKA JABUUTI   Muqdisho, Luuliyo, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
0

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa caawa kulan miro-dhal ah la...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In