Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo sheegay in la diley Afar kamid ah ururka Al-shabaab

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Duqeeyn qasaare geysatay oo kooxda UGUS lagula beegsaday Galgaduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada militiriga ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay dileen afar kamid ah maleeshiyaadka ururka Al-shabaab kaidb howlgal ay gudaha Soomaaliya ay ka sameeyeen todobaadkii tagay.

Warkan ka soo baxay wasaaradda gaashaandhigga dalka Mareykanka ee Pentagon ayaa lagu sheegay in howlgalka uu dhacay Isniintii la soo dhaafay isla markaana uu jawaab u ahaa qorshe Al-shabaab ay ku damacsanaayeen in ay ku soo hujuumaad howlgalka wadajir ah ee Mareykanka uu ka wado Soomaaliya.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

July 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

July 30, 2026

Taliyaha ciidanka Mareykanka ee qaaradda Afrika ayaa sheegay in howlgalka uu ka dhacay deegaanka Toorotoorow isla markaana maleeshiyaadka ururka Al-shabaab ay sameeyeen iska cabin.

“Intii ay socdeen howlgal ay hogaaminayeen ciidanka la dagaalanka argagaxisada ee Soomaaliya ayaa tiro badan oo Al-shabaab ah ayaa waxaa ay isku dayeen in ay khatar geliyaan goobaha ay ka howlgalaan ciidankaas, iyadoo taa laga jawaabayay ayaa qaadnay howlgal afar kamid ah ururka Al-shabaaba ayaa la diley,” sidaa waxaa sheegtay Captain Jennifer Dyrcz, oo afhayeen u ah howlgalka Mareykanke ee qaaeradda Afrika.

Mareykanka ayaa sidoo kale, sheegay in ay dishey duyuurad Drone ah horjooge C/laahi Xaaji Daa’uud bishii May ee sanadkan kaas oo qorsheynayay weerarada lagu qaado dalalka Kenya iyo Uganda.

Howlgalkan ayaa waxaa si wadajir ah u fuliyay ciidanka kumandooska ee Soomaaliya oo gacan ka heleya ciidamada Mareykanka ee jooga Soomaaliya.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 8-9-2016

Next Post

Cayaaraha dadka naafada ee Paralympics oo caawa furmi doono-Daawo sawiradda

Next Post
Cayaaraha dadka naafada ee Paralympics oo caawa furmi doono-Daawo sawiradda

Cayaaraha dadka naafada ee Paralympics oo caawa furmi doono-Daawo sawiradda

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

July 30, 2026
0

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray xaaladda amni ee guud ahaan gobolka, dardargelinta dagaalka ka dhanka ah...

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

July 30, 2026
0

Bulshada Galmudug ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee golayaasha deegaanka iyo golaha wakiilada, taas oo ka...

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

July 30, 2026
0

Wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa saaka safka lagalay kumanaan shacab ah oo ka codeynaya degmada Cadaado, iyagoo dooranaya golaha deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In