Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Ciidamada oo xaqiijiyay ammaanka deegaanka C/lle Biroole ee G/J/Hoose

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Ciidamada oo xaqiijiyay ammaanka deegaanka C/lle Biroole ee G/J/Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada XDS oo ay wehliyaan kuwa Daraawiishta maamulka  Jubbaland iyo AMISOM ayaa shalay la wareegey deegaanka Cabdalla Biroole ee gobolka Jubbada hoose oo dhanka koonfureed uga beegan magaalada Kismaayo qiyaas ahaana u jira 60KM.

Deegaanka Cabdalla Biroole ayaa saldhig wayn u ahaa maleeshiyadka nabad diidka ah ee Alshabaab oo dadka shacabka ee deeganadaas degan dhibaato xoog leh ku hayey.

Related posts

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026

Ciidamada ayaa Tuulada Cabdalla Biroole si nabad galyo ah kula wareegey kadib markii ay Alshabaab isaga bexeen , ayadoo halkaasi ay dadka deegaanku si diiran ugu soo dhaweeyeen Ciidamada.

Lawareegida gacan kuhaynta deegaanka Cabdalla biroole ayaa bilow u ah hawlgalka loogu magac darey wabiga-Jubba ee deegaanada Jubbaland lagaga sifeynayo maleeshiyada Alshabaab ayadoo dhabar jab weyn ku ah naleeshiyaadka Shabaab deegaanada gacantooda kabaxey.

Ciidamada ayaa ku guuleystay iney xaqiijiyaan ammaanka deegaanka Cabdulle Biroole kaddib markii ay ka faramaroojiyeen maleeshiyaadka Shabaab.

IMG_1526 IMG_1616 IMG_1649 IMG_1672 IMG_1719 IMG_1784 IMG_1799 IMG_1818 IMG_1939 IMG_1946 IMG_1951 IMG_1956 IMG_1958 IMG_2035 IMG_2071 IMG_2096 IMG_2117 IMG_2153 IMG_2157 IMG_2199 IMG_2201 IMG_2210

Previous Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 9-9-2016

Next Post

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya South Africa oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Faadumo Nuur Maxamed  

Next Post
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya South Africa oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Faadumo Nuur Maxamed  

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya South Africa oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Faadumo Nuur Maxamed  

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

July 11, 2026
0

Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa caawa ka hortegay fal argagixiso oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay qorsheynayeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In